| | 0 views

Manchester United Oo Soo Damac Galisay James Milner

Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in aay ku soo darsatay liiska ciyaaryahananada ay dooneyso laacibka kooxda Manchester City James Milner sida saakay aay shaaciyeen warbaahinta England .

Xog weynah England ayaa uu sii dhamanayaa hishiiska uu kula joogo garoonka Etihad Stadium , waxaana si weyn loola xiriirinayaa kooxda Liverpool in si xur ah uu ugu biiri doono .

The People ayaa ku warameysa in United gidoomiyaheda fulinta Ed Woodward uu dalbaday Milner uuna u bandhigay dalab ku soo biiritaan .

Milner waxaa si weyn u caashay macalinka kooxda Liverpool Brendan Rodgers.

29-jirkan ayaa ciyaaray 32 kulan xili ciyaaredkan kooxdiisa.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=12276

Posted by on May 31 2015. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented