| | 4 views

PSG Oo Ku Guulaysatay Kooba Dalka Faransiiska+Sawirro

Kooxda Paris  Saint Germain ayaa xalay ku guulaysatay koobka  dalka faransiiska   kadiob markii ay 1-0 uga adkaatay kooxda Auxerre.

Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Stade De France waxaa qaybta hore lagu kala nastay  0-0 iaydo fursad gool ku dhalin kartay Paris uu ka qasaariyay Thiago Motta ooqadka dhexe uga ciyaara.

Marki laysku soo laabtay ayay heshay Paris golka qura ee ciyaarta waxaana u dhaliyay  Edison Cavani  isagoo dhamaystiray Baas wacan uu ka helay  Gregory Van Dell Weil.

Goolkaas ayay Paris ku xaqiijiyeen hanashada koobka Dalka faransiiska,  Paris ayaa isku darsatay sedexda koob ee dalka Faranssiiska laga ciyaaro oo kala  ah  Ligue 1 French League Cup, French Cup

Kooxda Paris ayaa ku guulaystay dhamaan koobabka laga dhigo gudahah dlaka faransiiska, basle waxay guul ka keni l;a’dahay koobka horyaalada yurub oo ay ka qayb galaysay afarti sano ee lasoo dhaafay, wareega sideeda dhaafi waysay .

1 2 3 4 5 6 7 8 9 10

Short URL: http://barmuudo.com/?p=12264

Posted by on May 31 2015. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented