Home » May 31st, 2015 Entries posted on “May, 2015”

Lionel Messi Oo Loo Doortay Boqorka Libaaxyada, Layaab

Ciyaaryahanka Lionel Messi ayaa xalay waxa uu dhaliyay gool lala yaabay isla markaana dhammaan taageerayaasha kooxda Barcelona aad u farxmad galiyay goolkaasi. Weeraryahanka dalka Argentine u dhashay ayaa waxaa loo soo tuuray kubbad isaga oo taagan dhanka midig waxaana kasoo horjeeday sadex ka mid ah ciyaartooyda kooxda Atletico ,isaga oo dhammaantood u ganbiyay ka dibna […]

May 31st, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Axmed Madoobe Oo looga Yeeray Nairobi+Sababta

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada hoose ayaa sheegaya in Axmed Madoobe madaxweynaha mamulka Jubbaland uu maanta u safrayo dalka Kenya gaar ahaan magaalo madaxdiisa. Madoobe ayaa waxaa halkaasi ugu yeeray saraakiisha dalkaasi Kenya,balse ma cada sababaha ka dambeeysa in looga yeero Madoobe magaalada Nairobi. Inkasto warbaahinta Kismaayo ay sheegayaan in safarka uu […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Nigeria Oo Soo Booqanaya Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu dalka soo booqan doono madaxweynaha dalka Nigeria Mahamud Buhari. Xasan Sheekh ayaa shaaca qaaday kulan uu kula qaatay magaalada Abuja Madaxweynaha wadankaasi in ay ka wada hadli doonaan dagaalka ka dhanka ah Al-shabab iyo Boka Haram. Madaxweynaha Somaaliya ayaa shaaca ka qaaday in booqashada Buhari ay […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

R/Wasaaraha Soomaaliya Oo Maanta Ku Siijeeda Magaalada Cadaado

Wararka aan ka heleeyno Xafiiska Ra’isul wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali ayaa sheegaya in R/wasaaruhu uu Saakay ku wajahan yahay Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan iyo xeeb. Safarka Cumar C/rashiid ayaa ah mid ku qotoma furitaanka wajiga labaad ee Shirka Maamul u sameynta G/Dhexe. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa in uu furo Shirka, waana […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidanka Dowlada Oo Maanta Baaraya Degmada Wadajir

Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugidda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa Saaka Baaritaano kawada Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa Baaris ku sameenaya Guryaha la dagan yahay iyo Goobaha Ganacsi ee ku yaala Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir. Howlgalka Saaka ayaa  lagu qabtay ugu yaraan 50 Qof oo Dhalinyaro u badan ,kuwaas oo laga […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Musharax Cabdikarin Gulaid “Dardar Ayuu Ku Socda Dadaalka Maamul U Samaynta Gobollada Dhexe”

Musharaxa Madaxwaynaha Gobollada Dhexe Cabdikariin Xuseen Gulaid waxa uu sheegay in uu shirkan Maamul u samaynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud u socdo si wanaagsan . Isagoo la barbar dhigaya bud dhigidda Maamuladdii horay loo dhisay sida Maamulka Jubba iyo Koofur Galbeed ayuu sheegay  in kani uu kaga duwan yahay kuwaasi mudada dheer ay shirayeen iyo […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Sawiro: Diyaarad Ku Shaqeyneysa Cadceeda Oo Gashay Duulimaad Dheer

Duulimaadkan ayaa haddii lagu guulaysto waxa uu noqon doonaa midkii ugu dheeraa taariikhda ee mar qur ay sameyso diyaar ku shaqeysa ileyska qoraxda. Kaddib markii muddo shan usbuuc ah la sugayay cimilo u saamixi karto diyaaradan in ay ku duusho, ayaa diyaaradani ku shaqeysa ileyska cadceeda waxa ay ka duushay magaalada Nanjing xilli qabow oo […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka Mahadaay ” Wax Qasaaro Ah Nagama Soo Gaarin Weerarkii Alshabaab”

Maamulka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shebellaha Dhexe ayaa sheegay in aysan wax qasaaro ah ka soo gaarin Weerar  Xarakada Alshabaab ay ku soo qaaden saqdii dhexe ee xalay Degmada Mahadaay. Gudoomiyaha Degmada Mahadaay Axmed Xuseen Afrax oo  La hadlay  Warbaahinta ayaa sheegay inaysan jirin wax qasaaro ah oo ka dhashay weerarka alshabaab . Wararka qaar ayaa sheegaya […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Dowlada Somalia Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Musharax Gaar Ah Ku Taageereyso Madaxtinimada G/Dhaxe

Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” oo kusugan Magaalada Cadaado ayaa sheegay in Dowlada Soomaaliya ay taageereyo natiijiadii kasoo baxda Shirka Maamulka loogu sameenayo Gobolada Dhaxe. Waxa uu cadeeyay Wasiirka in Dowlada Federaalka in aysan jirin cidsi gaar ah ay u dooneysyo kuna taageereyso qabashada Xilka Madaxtinimo ee Gobolada […]

May 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirrada:- Arsenal Oo Ku Guuleysatay Koobka FA Cup Kii 12aad Ee Caawa

Kooxda Arsenal ayaa si weyn ugu dabaal degtay in sanadkeedii labaad oo isku xiga ay ku guulleysato FA Cup-ka iyadoo 4-0 finalka uga badisay Aston Villa.

May 30th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented