Home » June 30th, 2015 Entries posted on “June, 2015”

Hormuud Foundation Oo 100,000 Oo Doollar Ugu Deeqday Agoon Soomaaliyeed (Sawirro)

Hay’adda Hormuud Foundation ayaa 100,000 oo doollar ugu deeqday Agoon Soomaaliyeed oo ku jira 18-xero oo ku yaalla magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Deeqdan lacageed ayay shirkaddu qaybisay 28-kii bishaan oo ku beegnayd Axdadii aynu soo dhaafnay, waxaana lacagtan gargaarka ah ay qayb ka tahay kaalmooyin ay hay’addu dhawanaahan kawadday Muqdisho, sida ay sheegeen mas’uuliyiin […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Baarlamaanka Qudbad Ka Horjeediyay Dhageyso

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo Maanta Baarlamaanka Soomaaliya hortagay ayaa Baarlamaanka hortiisa Qudbad uu ka jeediyay waxaa uu uga hadlay Arrimo ay kamid yihiin Dhaqaalaha Dalka iyo Siyaasada. Xasan Sheikh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya ay ka jirto Dhaqaalo yari islamarkaana Dowladda ay ku dadaaleeyo  in ay soo celiso Kaabeyaashii […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Musharax Axmed Macalin Fiqi Oo Taageero Ka Helay Beelaha Dega koofurta Iyo Waqooyiga Galgaduud

Musharax Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Cadaado kula kulmay waxgaradka iyo Siyaasiyiinta beelaha dega Waqooyiga iyo koonfurta Galgaduud, isagoo kala hadlay arrimo badan oo quseeya doorashada Madaxweynaha Galmudug ee dhici doonta 4-ta bisha July Amb. Fiqi oo ka mid ah Musharixiinta uga cad cad jagada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo doorashada Madaxweynimo ee […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka Jubba Oo Heegan Geliyay Ciidamada Iyo Dhaq Dhaqaaqyo Ciidan Ka Jira Kismaayo

Maamulka Jubba ayaa heegan geliyay ciidamadiisa, kadib markii laga war-helay weeraro ay qorsheynayaan Al-Shabaab inay ku qaadaan xarumaha ciidamada iyo kuwa maamulka. Saraakiil ka tirsan Maamulka Jubba ayaa sheegay in ciidamo dheeraad ah la geeyay xeryaha difaaca Kismaayo iyo talisyada ciidan ee gudaha, si looga hortago weeraro ka yimaada Al-Shabaab. Ciidamo cusub oo ka tirsan […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaanno Ku Qulqulaya Xarunta Musharax Maxamed Cilmi “Mideeye” Oo U taagan Doorashada Galmudug

Iyadoo ay heer gabagabo ah marayso taratanka Madaxatinimo ee dowlad goboleedka Galmudug ayaaa waxaa soo muuqanaya inay jiraan isbadal xaga musharaxiinta ah, taasoo ku saabsan loollanka loogu jiro kaalinta koobaad ee Madaxtinimada maamulkaasi iyo kala jiidasho xagga Xildhibaannada ah. Xarunta Musharax Maxamed Cilmi Afarax “Mideeyee” ee magaalada Cadaado uu ku leeyahay, kana mid ah musharaxidiinta […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Sargaal Katirsanaa Wasaarada Beeraha Dowlada Soomaaliya Oo Goordhaw Lagu Dilay Degmada Afooye

Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in Goordhaw kooxo bistoolado ku hubeesan Degmadaasi ay ku dileen sargaal katirsanaa Wasaarada Beeraha Xukuumada Soomaaliya Xafiiskeeda Afgooye. Rag bistoolado ku hubeesan ayaa bartamaha Degmada Afgooye waxa ay ku dileen Maxamed Gurufaay, oo la sheegay in uu katirsanaa Wasaarada Beeraha Xukuumada Somalia xafiiskeeda Afgooye, […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

DEG DEG:-Madaxweynaha Soomaaliya Oo Xarunta Baarlamaanka Looga Yeeray

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galaya Kulanka Golaha Baarlamaanka Soomaaliya si uu goobjoog uga noqdo Guddiyo la Ansixinayo. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  Maanta Cod Qarsoodi ah u qaadaya Guddiyada kala ah Guddiga Doorashooyinka Madaxa banaan,Guddiga Garsoorka iyo Guddiga Xaduudaha iyo Federaalka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in uu tago Xarunta Golaha […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Wadooyinka Muqdisho Oo Saaka Intooda Badan Xiran

Ciidamo iskugu jira Boolis iyo Nabad Sugidd bislamarkaana ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Saaka Baaritaano Xoogan ka  wada magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ciidamada ayaa Xiray Wadooyinka Waaweyn  ee Magaalada gaar ahaan Wadooyinka u dhaw Xarunta Madaxtooyada iyo Baarlamaanka. Inkastoo aan la Ogeyn Ujeedka Baaritaankaan ka duwan kuwii hore ayaa waxaa Wararka qaar ay sheegayaan […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Qabashada Araajida Musharaxiinta Galmudug Oo Maanta Bilaabaneeysa Dhageyso

Maanta oo Talaado ah 30-ka Bisha June ayaa lagu wadaa Magaalada Cadaado in ay ka bilaabato Qabashada Araajida Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweyne iyo Madaxweyne Kuxigeen Maamulka Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga Doorshada Maamulka Galmudug Maxamed Aadan Cismaan oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Araaji qabashada ay bilaabaneeyso 30-ka June islamarkaana ay ku Egtahay 1-da Bisha […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Dhageyso:Sababta Ay AMISOM Uga Baxday Leego?

Iyadoo Ciidamada Midowga Afrka ee AMISOM ay Saaka iskaga baxeen Degaanka Leego Ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa Arrintaasi ka hadlay Maamulka Koofur Galbeed. Wasiirka Dalxiiska Maamulka Koofur Galbeed oo kamid ahaa Mas’uuliyiintii ka badbaaday Weerarkii Leego lagu qaaday ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay Xeelad Dagaal uga baxeen Degaanka Leego oo hada ay joogaan […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented