| | 47 views

Dhageyso: Warbixin ka hadleysa nolosha dhabta ee Qaxootiga Yemen ee ku sugan Soomaaliy..

Soomaliya ayaa sanadkaan aan ku jirno waxay marti galisay Qoxooti badan oo u dhashay dalka Yeman oo ay Dagalada kasocdaan dagaalo sokeeye.

Qoxootiga ayaa inta badan waxay so gaareen Deeganada dhaca Xeebaha Mamulada Somaliland iyo Puntland Halkaas ayaana Looga sameyay Dib u Dajin.

Waxa jirta Qoxooti kale oo uu dhashay Yeman oo So gaaray Horanti Bishii May ee sanadkan 2015 Magalada casimada ah ee Muqdisho

Dowlada soomaaliya  ayaana Gudi u Xilsartay oo Ku aadan sidii Dadkaas wax loogu  Qaban lahaa Qoxootiga u dhashay  Yeman ayaa waxa wehliya Muwadinin Badan oo soomaali ah oo eeyna kaso Barakacay Dagaalada ka soconayo Dalka Yeman

Hadaba Dhegeyso War bixin ku aadan  Xalada Dhabta  ah eey Ku noolyihin Qoxootiga uu  Dhashay Dalka Yeman.

war bixin wariye dabaashe xalada nolaled ee qaxootiga yaman

Waxaa diyaariyay Wariye Max’ed Abuukar Dabaashe.

20150510_150736

DSC07168

DSC07167

DSC07170

DSC07159

 

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=13475

Posted by on Jun 16 2015. Filed under Arimaha Bulshada, Faallo, Gargaarka, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented