| | 0 views

Wadooyinka Muqdisho Oo Saaka Intooda Badan Xiran

Ciidamo iskugu jira Boolis iyo Nabad Sugidd bislamarkaana ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Saaka Baaritaano Xoogan ka  wada magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Ciidamada ayaa Xiray Wadooyinka Waaweyn  ee Magaalada gaar ahaan Wadooyinka u dhaw Xarunta Madaxtooyada iyo Baarlamaanka.

Inkastoo aan la Ogeyn Ujeedka Baaritaankaan ka duwan kuwii hore ayaa waxaa Wararka qaar ay sheegayaan  in Amaanka loo adkeenayo in laga Hortago Weerarada Al-shabaab.

Ciidamada ayaa Baaraya Dadka iyo Gaadiidka intaba,iyadoo Dadka la weydiinayo Aqoonsi iyo Dad yaqaana.

Sidoo kale waxaa jira Dad lagu soo qab qabtay Howlgalka ka soconaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska wararka barmuudo.com

C/wili Xasan Maxamuud (Tarabatoni )

infobarmudo@gmail.com

Muqdisho-Somaliya

Short URL: http://barmuudo.com/?p=14317

Posted by on Jun 30 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented