Home » June 30th, 2015 Entries posted on “June, 2015”

Ciidamo Itoobiyaan Ah Oo La Wareegay Xeradii Ciidamada Burundi Lagu Laayay Kana Carareen

Wararka ka imaanaya Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ay halkaasi gaareen Ciidamo Itoobiyaan ah oo ka yimid Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay ,kuwaa oo hada fariisimo ka sameestay Deegaanka Leego. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa lagu soo waramayaa in Deegaanka Leego ka dageen dhoor jiho , waxaana meelaha ay dageen kamid ah […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Askari Ka Tirsan AMISOM Oo Isku Soo Dhiibay

Askari ka tirsan AMISOM ayaa isku dhiibay Xarakada Al-Shabaab, iyadoo askarigan maalinimadii shalay lagu soo bandhigay degmada Diinsoor ee Gobolka Baay. Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab ayaa xaqiijiyay in Askarigan uu ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka AMISOM, isla markaana uu qaabilsanaa Saadka Ciidamada ee degmada Qansax-Dheere. Guddoomiyaha degmada Qansax-dheere […]

June 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Kooxda Chelsea Oo Ku Soo Biirtey Dagaalka Loogu Jiro Saxiixa Ardan Turan.

Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay kamid tahay mid kamid ah 4ta kooxod ee aadka u doonaya saxiixa Ardan Turan xiddiga kooxda Atletico Madrid gadoodka ka ah. 28 jirkan reer Turkey ayaa waxaa uu kow ka yahay xiddigaha kooxda Atletico Madrid in ay isaga tagaan aadka u doonaya waxaana ay u badantahay in […]

June 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Suuqa Kala Iibsiga: Milan Oo Manchester United Ku Ciriirineysa Saxiixa Ramos.

Kooxda reer Taliyaani ee Ac Milan ayaa waxaa ay ku soo birtey dagaalka lagu doonayo saxiixa daafaca gadoodka ka ah kooxdiisa Real Madrid ee lagu magacaabo Sergio Ramos. Kooxda Milan ayaa waxaa ay ku jirtaa in ay dib isu dhisto madama ay kooxda aad hoos ugu dhacdey sanadihii ugu danbeyey waxaana suuqa kala iibsiga aad […]

June 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Chelsea Oo Ku Soo Biirtey Xiisaha Loo Qabo Daafaca Da’da Yer Ee Kooxda Everton.

Kooxda reer England ee Chelsea ayaa lagu soo waramayaa in ay qorsheyneyso soo qaadashadda daafaca kooxda Everton ninka lagu magacaabo John Stones. 21 jirkan ayaa waxaa uu xili ciyaareedkii hadda ahaa noqdo mid si joogta ah ugu ciyaara koooxdiia oo safka kowaad kamid ah, waxaana kooxo badan ay qasabtey in ay dalab ka soo gudbiyaan. Haddaba […]

June 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Rasmi: Daawo Sawirrada..Arsenal Oo Soo Bandhigtay Saxiixeeda Cusub Ee Goolhaye Cech Iyo Wenger Oo Ka Hadlay!

Goolhaye Petr Cech ayaa si rasmi ah ugu biiray Arsenal,laakiin lama sheegin qiimaha uu ku fadhiyo iyo inta sano ee uu heshiiska saxiixi doono,sidaas waxaa lagu daabacay Wesbite-ka Gunners. 33 jirkan ayaa in ka badan 400 kullan oo Premier League-ga saftay,11 sano oo uu joogay garoonka Stamford Bridge,isagoo sidookale ku guulleystay Koobab badan. Ninkan 7-dobada mar […]

June 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Chelsea Oo Baxar Ku Jirta,Kadib Markii Ay Ku Fashilantay Baddalkii Cech

Sida ay baahisay  Daily Telegraph,Chelsea ayaa laga soo diiday dalab ay u dirtay goolhyaha Stoke City ee Asmir Begovic. Cech ayaa si rasmi ah ugu biiray Arsenal,tasoo ka dhigan in Blues aysan heysanin shabaq-ilaaliye labaad. Jose Mourinho ayaa dalab £6m ah ka gudbiyay Asmir oo 28 jir ah,laakiin kooxdiisa ayaa qiimahaas soo celisay kadib markii ay sheegtay […]

June 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Galmudug Oo Maanta La Magacaabay

Baarlamaanka cusub ee Maamulka Galmudug oo maanta shir ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa ansixiyay Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dhici doonta 4-ta bisha July. Kulankan oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug Cali Casir Gacal ayaa waxaa ka soo qeyb galay illaa 77 Xildhibaan. Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa ku dhawaaqay tirada ansixisay Guddiga […]

June 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Oo Dib Boorka Uga Jafaya Xisbigiisii PDP Ee Uu Horay Ugu Soo Caan-Baxay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale ku celiyey in dowladdiisa ay ka go’an tahay in dalka ay doorasho ka dhacdo sannadka 2016, isla markaana la dardar-gelinayo hawlaha la xiriira fulinta barnaamijyada Hiigsiga 2016. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyey munaasabad afur ah oo uu xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay xubnaha Xisbiga Nabadda iyo Horumarka […]

June 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaan Mahad Sheekh Cali Cibaar Oo Ka Hadlay Shaqsiga Ay U Dooran Doonaan Madaxweynaha Galmudug

Magaalada Cadaado waxaa si xowli ah uga socdo ololaha ay wadaan Musharixiinta u taagan Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo la filayo in Magaaladaasi ka dhacdo afarta bisha soo socota oo ku began maalinta sabtida ah. Xildhibaan Mahad Sheekh Cali Cibaar oo kamid ah Xildhibaanada ugu saameynta badan Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Xildhibaanada Baarlamaanka […]

June 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented