Home » July 31st, 2015 Entries posted on “July, 2015”

Beelo Walaalo Ah Ee Ku Dagaalamay Qeybo Ka Mid Ah Sh/dhaxe Oo Baaq Nabadeed Loo Diray Dhageyso + Sawirro

Waxaa Maanta Moolaca Sheikh Maxamuud Celi Ee Magaalada Muqdisho Kulan  Lagu Qabtay Baaq Nabadeed Loogu Jeedinayay Beelo Walaalo Ah Ee  ku  Dagaalamay Degmooyinka Balcad Iyo Warshiikh Ee Goballada Sh/Dhaxe. Waxaa Baaqan Si Wada Jira Udiraya Culimada Labada Beelood Ee  Wada Dagaan Degmooyinka Warshiikh Iyo Balcada Ee Dhibku Dhexmaray Dhawaantan Waxana Ay Siwadajira  Culimada Labada Beelood  […]

July 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Ahlusunna Oo Dhankeeda Iska Diiday Shirkii Muqdisho Ka Dhacay

Sheikh Cumar Sh C/qaadir Gudoomiyaha taladda Garab kamida Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxaa uu gabi ahaanba kasoo horjeestay Qodobaddii kasoo baxay Shirkii Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya kaas Shalay lagu soo gabagabeeyey Muqdisho. Sh Cumar ayaa waxaa uu sheegay in Shirkaasi uu yahay oo kalliya mid lugooyo ah waasida uu hadalka u dhigee, waxyaabihii looga hadlayna […]

July 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Go’aankii Ay Gaareen Labada Golle Ee Dowlada Federaalka Oo Si Weyn Looga Soo Horjeestay

Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed Council for Somali Political Parties Anagoo ah Isbaheysiga Asxaabta Siyaasada Soomaaliyeed, waxaan muddo dheer la soconay in Xukuumadda iyo Baarlamaankuba raadinayeen in ay qiil u helaan muddo kororsi aan sharciga waafaqsaneyn, ayna ku xadgudbeen Dastuurka ay sheegeen in ay ku shaqeynayaan Qodobka 22-aad farqadiisa 1 & 2. Labada Gole ee Dowladda waxay […]

July 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha: ‘’Waxaa Naga Go’an Inaan Dhaqangelino Dib U Heshiisiin Dhameystiran Iyo In Awoodda Dalka Si Nabad Ah Ia Isugu Wareejiyo Sannadka 2016’

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u soo xirey shirkii Madasha Wadatashiga ee beesha caalamka iyo Soomaaliya (High Level Partners Forum) oo muddo laba maalmood ah ka socdey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa sheegay in qabsoomidda shirkan ay guul u tahay Soomaaliya iyo waddamada beesha caalamka ee sida […]

July 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

War Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shirka Caalamiga Ahaa Ee Cahdiga Cusub

Shirka heerka wasiir ee caalamiga ah oo 29 kii bishaan ka furmay magaalada muqdisho ayaa goor dhow lagu soo gaba gabeeyay magaalada muqdisho,  iyadoo gaba gabada shirka ay ka soo baxeen qodobo  fara badan oo la ‘isku raacay inay gogol xaar u noqon doonaan hiigsiga sanadka 2016 ka iyo ka faa’iideysiga New Dealka. Shirka ayaa […]

July 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Puntland Oo Qaadacday Siyaasada Xukuumada Federaalka Kuna Dhawaaqday Shirweyne Qaran + Warsaxafadeed

Puntland ayaa warsaxaafadeed ay kasoo saartay shirka ka socda Muqdisho ee looga hadlayo Hiigsiga 2016 ku sheegtay in Puntland aysan wax kalsooni ah ku qabin dowlada Federaalka Soomaaliya, isla markaana ugu baaqeyso Ummada Soomaaliyeed inay shirweyne wadatashi isugu yimaadaan. Puntland ayaa dhinaca kale ka digtay in wax wakhti koror si ah lagu sameeyo xilka kasii […]

July 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Shirka Looga Hadlayo Arrimaha Hiigsiga Sanadka 2016 Oo Maanta Laga Soo Saarayo War Murtiyeed+Warbixin

Shirka looga hadlayo arrimaha Hiigsiga sanadka 2016 ayaa la filayaa in maanta la soo gaba gabeeyo, lagana soo saaro war murtiyeed lagu qeexayo marxalada looga gudbayo tan hadda marla gaaro sanadka 2016. Shirkan oo maalintii labaad galay ayaa waxaa maanta looga doodayaa qodobo badan oo ergooyinka ka qeyb qaadanaya la soo hordhigi doono, waxaana qodobada […]

July 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Wariye Salmaan Jamaal Saciid Oo Maanta Dhaawiciisa Loo Qaadi Doono Dalka Turky-ga

Waxaa Maanta Lagu wadaa in Dalka Turky-ga loo qaado wariye salmaan Jamaal saciid oo dhawaan ku dhaawacmay Hoteelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho Maamulka Tv-ga Universal aynu la xiriirnay ayaa inoo sheegay in wariyaha lagu soo daweyn doono dalka Turky-ga kadib markii maalmihii dambe lagu lagu daweynaayay Isbitaalka Madiina Ee magaalada Muqdisho Wariye Salmaan Jamaal saciid […]

July 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xasan Sheekh Iyo Xulufadiisa Oo Ceel Ku Riday Rajadii Soomaaliya”Warbixin”

Waxii ka danbeeyay  markii ay meesha ka baxday Dowladdii dhexe ee Madaxweynaha uu ka ahaa  Alle ha u naxariistee Maxamed Siyaad Barre  Soomaaliya waxaa soo maray Dowladdo kala duwan Heerkastaba ha ku yimaadeene,waxaana inta badan Dowladdihii KMG ahaa ee Dalka Soomaray lagu soo dooran jiray Dalka Dibaddiisa,waliba qaab Baarlamaani ah. Sanadkii 2012-Bishii Augosto waxaa la […]

July 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Dowladda Sacuudiga Oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka Guddoontay Danjire Dahir Geelle

Dowladda Sacuudiga ayaa waraaqaha aqoonsiga ee Danjirnimo ka guddoontay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalkaas Sheekh Dahir Maxamuud Geelle. Wasiirka Arrimaha Dibada Sacuudiga Caadil Al-Jubeyr ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiir Dahir Maxamuud Geelle oo noqonaya Safiirkii u horeeyay ee rasmi ah oo dowladda Sacuudiga waraaqaha aqoonsiga ka guddoonto muddo 25-sano ah. Munaasabad ka […]

July 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented