| | 46 views

Wariye Salmaan Jamaal Saciid Oo Maanta Dhaawiciisa Loo Qaadi Doono Dalka Turky-ga

Waxaa Maanta Lagu wadaa in Dalka Turky-ga loo qaado wariye salmaan Jamaal saciid oo dhawaan ku dhaawacmay Hoteelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho

Maamulka Tv-ga Universal aynu la xiriirnay ayaa inoo sheegay in wariyaha lagu soo daweyn doono dalka Turky-ga kadib markii maalmihii dambe lagu lagu daweynaayay Isbitaalka Madiina Ee magaalada Muqdisho

Wariye Salmaan Jamaal saciid ayay Maamulka Tv-ga Universal Muqdisho waxa ay sheegeen in ay Rajeynayaan in dhaawiciisa Lagu soo dabiibo dalka Turky-ga

Dhawaan ayay aheyd markii wariyaan uu ku dhaawacmay qaraxii qasaaraha dhaliyay ee ka dhacay Hoteelka Jaziira ee Magaalada muqdisho

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska warqabadka Muqdisho

Cwali Xasan Maxamuud (Tarabatooni )

infobarmudo@gmail.com

Tel:0615749191 ama 0618146419

Short URL: http://barmuudo.com/?p=15698

Posted by on Jul 30 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented