| | 17 views

Beelo Walaalo Ah Ee Ku Dagaalamay Qeybo Ka Mid Ah Sh/dhaxe Oo Baaq Nabadeed Loo Diray Dhageyso + Sawirro

Waxaa Maanta Moolaca Sheikh Maxamuud Celi Ee Magaalada Muqdisho Kulan  Lagu Qabtay Baaq Nabadeed Loogu Jeedinayay Beelo Walaalo Ah Ee  ku  Dagaalamay Degmooyinka Balcad Iyo Warshiikh Ee Goballada Sh/Dhaxe.

Waxaa Baaqan Si Wada Jira Udiraya Culimada Labada Beelood Ee  Wada Dagaan Degmooyinka Warshiikh Iyo Balcada Ee Dhibku Dhexmaray Dhawaantan Waxana Ay Siwadajira  Culimada Labada Beelood  Ay Ku Baaqeyn La Joojiyo Dagaalada Isla Markaan Gogasha Nabada La Iskugu Yimaado .

Geesta Kale Waxaa Halkaas Kahadlay Shiikh Shariif Shiikh Muxudiin Celi Oo Ka Mid Ah Mashaaiqda Ka Soo Jeedo Gobalka Sh/Dhaxe  Waxana Uu Sheegay In Ay  In Nasiibdaro Ay Tahay Dhibka Halkaas Kataagan Ee Ay Wadaan Dad Aan Maankooda Iyo Aqligoodu Ku Filnayn,

Colaad Wiil baa Ku Dhinta Ee Wiil Kuma Dhasho Waxaan Odhanlahayn Hala Koco Oo Haloogurmado Beelahaas Walaha Ah .waxaa sidaasi yiri Shiikh Shariif Shiikh Muxudiin Celi,

Hadaba Culumada Saxiixday Baaqan Nabadeed Ayaa Waxaa Ka Mid Ahaa :-

1:Dr Shiikh Sharfiif Shiikh Muxudiin

2:Shiikh Muuse Cali Xuseen Maracadde

3:Shiikh  Cumar Nuur Cumar

4:Shiikh Cabdiraxmaan Macalin Axmed Shiikh Cabdi

5:Shiikh C/Rashiid Xuseen Cadde

6:Khaliif C/Raxmaan Shiikh Cali Shiikh Muuse

7:Shiikh Nuur Owcumar Absuge

8:Shiikh Cabdullahi Shiikh Muxudiin Raage

9:Shiikh Axmadeey Shiikh  Abuukar

10:Shiikh Jire Shiikh Cali Cabdulle

11:Shiikh Maxamed Xuseen Macaoow

12:Macalin Cali Cumar Bulow

13:Shiikh C/Llahi Macalin Kuulow

14:Shiikh Daa,Uud Shiikh Maxamuud

15:Shiikh Xasan Macalin Koofi

 

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

 

Daawo Sawirada

1 2 3 4 6 5 7 8 9

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Xafiiska warqabadka Muqdisho

Cwali Xasan Maxamuud (Tarabatooni )

infobarmudo@gmail.com

Tel:0615749191 ama 0618146419

Short URL: http://barmuudo.com/?p=15723

Posted by on Jul 31 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented