Home » July 30th, 2015 Entries posted on “July, 2015”

DoodKu Saabsan Shirka Hiigsiga Cusub Ee Muqdisho Ka Furmay Oo Ay Ka Qeyb Galeen Aqoonyahanno

Barnaamijka Gundhigga Dhacdooyinka Mustaqbal ayaa waxaa xalay ku baxday dood ay ka qeyb galeen Laba ka mid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed, taas oo ku saabsaneyd Shirka Hiigsiga Cusub ee Muqdisho ka socda ma lagu soo beegay Xilligii loo baahnaa. Aweys Cabdalla Cabdi oo ka mid ahaa aqoonyahanada doodda ka qeyb galaya ayaa waxaa uu sheegayaa in Shirku […]

July 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Nickolas Key Oo Joogistiisa Soomaaliya Muddada Loo Kordhiyay

Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha golaha ammaanka ee Q/midoobay ayay diirada ku saareen arrimaha dalka Soomaaliya, gaar ahaana arrimaha howlgalka xafiiska Q/midoobay ee (UNSOM), waxaana kulankan Soomaaliya uga qeybgalay xubno uu hogaaminayay Sii-hayaha madaxa ergada Q/midoobay ee Soomaaliya Mudane Cawaale Cali Kullane, isaga oo halkaasina ka jeediyay hadal. Kulankan oo sidoo kale, looga dooday horumarada […]

July 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Goordhow Furay Shirka New Deal-ka

Shirka Arimaha  Hiigsiga cusub ee 2016-ka, oo muqdisho ka furmay  waxana looga hadli doonaa arimo badan .sidookale  shirkaasi ayaa waxaa  ka qaybgalayaa  wakiilo kala duwan. Shirkan waxa si Wadajir ah u Guddoominaya Madxweynaha Xasan Sheekh  iyo Wakiilka Qaramada Midoobay  ee Soomaliya waxaa ka qeyb galaya Erga ka  badan  120 ruux oo ka kala socda Dowladda […]

July 29th, 2015 | Posted in VIDEO,Wararka | Read More »

Madaxweynaha Oo Gaaray Xurunta Lagu Qabanayo Shirka Hiigsiga 2016

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa gaaray Xarunta lagu qabanayo Shirka Caalamiga ah ee looga hadlayo Hiigsiga 2016-kaas oo lagu qabanyo Xaruntii hore ee Ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisiyoone. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh iyo Ergayga gaarkaa ee QM u qaabilsan  Arrimaha Soomaaliya  ayaa lagu wadaa in ay wada jir u Shir guddoomiyaan Shirkaan. […]

July 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkii Ugu Horeeyay Oo Looga Hadlayo Dib U Eegista Hiigsiga Iyo Deeqdii Soomaaliya Oo Ay Ka Qeyb Galayan Wakiila Ka Socoda 30 Dowlaadood Oo Manta Ka Furmaya Muqdisho

Shirkan waxa si wada jir ah u gudoomiyanaya madxweynaha Xasan Sheekh  iyo wakiilka Qaramada midoobe  ee soomaliya waxaa ka qeyb galaya erga ka  badan  120 ruuc oo kala socda dowladda federalka, maamul goboleedyada, Bulshada Rayid iyo beesha caalamka. Muhiimadda shirkan waxa uu yahay  dib u eegista Qorshada Hiigsiga 2016 ee ah doorashaada Dhacdo iyo Dastuurk […]

July 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Puntland Iyo Jubbaland Oo Aan Ka Qeyb Geli Doonin Shirka Hiigsiga Ee Maanta Muqdisho Ka Furmaya

Maamulada Puntland iyo Jubbaland ayaa ka qeyb gelin doonin shirka looga hadlayo barnaamijka Hiigsiga cusub ee New Deal-ka ee maanta ka furmaya magaalada Muqdishokaasoo ay shir gudoominayaan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ergeyga Qaramada Midoobey Nicholas Kay. Shirkan ayaa looga hadlayaa qorshayaasha sanadka 2016 iyo waxyaabaha la qaban doono mudada u hartay dowladda, iyadoo horay balantu aheyd […]

July 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Tirada Guud Ee Ciidanka Isku Dhafkaa Oo La Shaaciyay

Dowladda federaalka Soomaaliya waxaa ay wadaa Qorshe lagu dhisayo Ciidamada Qaranka Soomaaliya kuwaas oo la iskugu dhafayo Ciidamada Dowladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Daa’uud Aweys oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Tirada Ciidamada la isku dhafayo la gaarsiin doono Toban kun iyo Sideed Boqol oo Askari,kuwaas oo aan hoostagi doonin […]

July 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Somalia:-UNSOM & AMISOM Oo Waqti Loo Kordhiyay

Golaha amaanka QM ayaa qaraar uu soo saaray waxa uu ku sheegay in la dar dar galiyo taagerada Beesha caalamka ay siinayaan Soomaaliya si xasilooni loogu soo dabaalo dalka sanado badan lasoo daalaa dhacay dagaal sukeeye kaas oo dhaca bariga Qaarada Afrika. Qaraarkaasi ayaa si wada jir ah u codeeyay dhamaan wadamada xubnaha ka ah […]

July 29th, 2015 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Ganacsatada Beled Xaawo Oo Saaka Diiday In Mandheera Looga Yimaado

Ganacsatada Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa saaka go’aan ku gaaray in ay hakad geliyaan dadkii ka imanayay Magaalada Mandheera kadib markii Ciidamadav Kenya aya billaabeen in Dadka Beled Xaawo ay u diidaan dhinaca mandheera in ay u gudbaan , waxaana ay ogolaadeen in Dadka ka imanaya Mandheera ee Soomaalida iyo Kenyaanka kale ay […]

July 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Saacada Geeska Africa laga daawan doono Cayaarta Barcelona iyo Chelsea Caawa

Waxaa Caawa dhici doona mid kamid ah Cayaaraha ugu xiisaha badan ee istijaabinta kaas oo dhex mari doona kooxaha waa weyn ee kala ah Barcelona iyo Chelsea waxaana lagu dheeli doonaa dalka Maraykanka. Kulankaan ayaa bilaaban doona Saacada Geeska Africa marka ay tahay 3-00 ama Sagaal saac oo habeenimo Waxaana lagu dheeli doona Caasimada Maraykanka […]

July 28th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented