Home » August 31st, 2015 Entries posted on “August, 2015”

Munaasabad lagu heshiisiinayay labo beel oo lagu qabtay degmada Warshiikh……… {sawiro}

    Munaasabad siweyn loo sooagaasimay oo loogagadhowaaqay heshiis lagagaaray khilaafsookaladhexgalay beelodegadeegaan oo ka mid ah gobolkaSh/dhexe ayaalaguqabtay degmadaWarshiiq gobolkaSh/dhexe. Xafladaani ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Dhexe Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe guddoomiyaha gobolka Banaadir General XasanXuseenMuungaab,guddoomiyaha qaarka mid ah xildhibaanada kasoojeedagobolka Sh/dhexe, Duubabdhaqameedyo, nabadoono iyo waxgarad kale. Khilaafsookaladhexgalaylabadanbeeloodayaasababaydhimashoiyodhaawaciyowelibaqoysasbadaninaykabarakacaandeegaanadooda.Wadahadlosocdaymuddotoddodaab ah ookadhacaymagaaladaJowharayaalabadanbeelwaxa […]

August 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Sargaal oo lagu dilay Degmada Dharkeenley……….

Wararka aan ka heleeno degmada dharkeenley ayaa waxa ya shegaan in Kooxo aan heebtooda la garaneynin ayaa goor dhow Degmada Dharkeenley ku toogtay Sargaal la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Booliska. Sargaalka la toogtay ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Ciise waxaana la sheegayaa inuu ahaa ku xigeenka madaxa Baarista Degmada Dharkenley waxa uuna dilkiisu dhacay […]

August 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Meydad saddex ruux oo lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha……

Meydadka saddex ruux oo dhalinyaro ah ayaa saaka lagu arkay deegaanka Ceelasha Biyaha, kuwaasoo jirkooda ay rasaas ka muuqato, iyadoo dadka deegaanka ay argagax iyo cabsi ku abuureen meydadkan. Goob joogayaal ayaa sheegaya in meydadkan xalay la dilay, ayna u maleynayaan in meelo kale lagu soo dilay, dabadeedna deegaanka la keenay. Wararka ayaa sheegaya in […]

August 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Jawaari.“Wax la yiraahdo dowlad goboleed ma jiraan”,

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in aanu dalka ka jirin dowlad goboleedyo, isagoo ku tilmaamay maamul goboleedyadii dhowaan la sameeyay inay ahaayeen kuwo go’aan siyaasi ah oo aan sharci aheyn lagu dhisay. Guddoomiye Jawaari oo shalay su’aalo lagu weydiinayay shir wada tashi ah oo looga hadlayay […]

August 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Golaha Wasiirada cusub…….

      Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo maanta shir ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa si aqlabiyad leh u ansixiyay Golaha Wasiirada uu jimcihii la soo dhaafay magacaabay Madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed. Kulanka Xildhibaanada oo ay soo xaadireen 69 Mudane ayaa waxaa ogolaaday 66 Xildhibaan, iyadoo saddexda xildhibaan ee kale ay ahaayeen Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo labadiisa kuxigeen […]

August 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo gaaray magaalada Beledweyn

  Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan ayaa gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, iyadoo Xildhibaanadan u kuur galayaan xaalada Gobolka. Xildhibaanadan ayaa kulamo la qaatay bulshada ku dhaqan Beledweyn iyo maamulka heer degmo iyo heer gobol oo ay kala hadleen arrimaha amniga iyo sidii gar gaar bani’aadanimo loo gaarsiin […]

August 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Shirka dib u eegista Dastuurka oo kafurmay muqdisho………

Shir looga hadlayo dib u eegista Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha dastuurka ee Xukumadda Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, kaasoo uu furay Ku simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Shirkan wada tashiga oo socon doona muddo labo cisho ah ayaa waxaa looga hadli doonaa doorka ururadda bulshadda […]

August 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Wariyeyaal ka tirsan Al-Jazeera oo ay xukuntay Maxkamad ku taal Masar

    Saddex wariye oo ka tirsan Telefishinka Al-Jazeera ayaa la xukumay, kadib markii lagu eedeeyay inay tabiyeen warar qalad ah, iyadoo lagu xukumay min saddex sano ah. Maxkamad ku taal Qaahira ayaa wariyeyaashan u shaqeynayay Al-Jazeera oo kala ahaa Mohamed Fahmy, Baher Mohamed iyo Peter Greste ay ku xukuntay saddex sano, laakiin Baher Mohamed […]

August 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Munaasabad loogaga dhowaaqayo xal laga gaaray khilaaf u dhexeeya labo beel oo ka socota Warshiiq

  Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo loogaga dhowaaqayo heshiis laga gaaray khilaaf soo kala dhex galay beelo dega deegaano ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa waxa ay ka socotaa degmada Warshiiq ee gobolka Sh/dhexe. Munaasaabadan ayaa waxaa ka qeybgalaya guddoomiyaha gobolka Banaadir General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab,guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali Cabdullahi Xuseen Cali […]

August 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Chelsea iyo Liverpool oo laga badiyay halka Man City iyo Arsenal ay badiyeen (Sawiro)

  Ciyaaro xiiso badan lahaa ayaa maanta waxa ku kulmay qaar ka mid ah naadiyada horyaalka Ingiriiska inkastoo kooxaha waaweyn aysan isku dhicin. Natiijooyinkii kulamada ayaa ahaa qaar la yaab lahaa waxaana kulan aan natiijadiisa dadka ka fajiciyay wada ciyaaray Liverpool iyo West Ham waxana kulankan uu ahaa mid marti loo ahaa Liverpool. West Ham […]

August 30th, 2015 | Posted in Ciyaaraha,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented