| | 7 views

Munaasabad lagu heshiisiinayay labo beel oo lagu qabtay degmada Warshiikh……… {sawiro}

 

Top-News1

 

Munaasabad siweyn loo sooagaasimay oo loogagadhowaaqay heshiis lagagaaray khilaafsookaladhexgalay beelodegadeegaan oo ka mid ah gobolkaSh/dhexe ayaalaguqabtay degmadaWarshiiq gobolkaSh/dhexe.

Xafladaani ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Dhexe Cali Cabdulaahi Xuseen Cali Guudlaawe guddoomiyaha gobolka Banaadir General XasanXuseenMuungaab,guddoomiyaha qaarka mid ah xildhibaanada kasoojeedagobolka Sh/dhexe, Duubabdhaqameedyo, nabadoono iyo waxgarad kale.

Khilaafsookaladhexgalaylabadanbeeloodayaasababaydhimashoiyodhaawaciyowelibaqoysasbadaninaykabarakacaandeegaanadooda.Wadahadlosocdaymuddotoddodaab ah ookadhacaymagaaladaJowharayaalabadanbeelwaxa ay kaheshiiyeenkhilaafkasookaladhexgalayooasalkiisuahaadhul.

Qodobadaheshiiska ay gaareenlabadabeelayaawaxaaka mid ahaa in la sooceliyowalaalnimadiiiyoderisnimowanaagii u dhexeeyaylabadabeel,inshareecadaislaamkalagudhaqolabadabeel,inwixiihore u dhacay la iskacafiyoiyoqoddobo kale.

Munaasabadalagugaarayheshiiskaayaawaxaagoobjoogkaahaaislamarkaanalabadabeelkuladardaarmay in ay kadhabeeyaanheshiiska ay gaareenduubabdhaqameed ay ka mid ahaayeenImaamMaxamedYuusufCali,UgaasMaxamuudUgaasCali,Malaaq Cali MalaaqMaxamed.

HeshiiskanayaagarwadeenwaxaakaahaaguddoomiyahagobolkaSh/dhexe Cali CabdullaahiXuseen(Cali Guudlaawe) waxanaguddoomiyahagobolkaSh/dhexeuuabaabulayshir dib u heshiisiin ah oolaguqabtaymagaaladaJowhar.

 

 

HALAKN KADAAWO SAWIRADA  MUNAASABADA MAANTA KADHACDAY DEGMADA WARSHIIQ

xaflad warsh (1)xaflad warsh (3)

 

 

 

 

 

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=16504

Posted by on Aug 31 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented