Home » September 30th, 2015 Entries posted on “September, 2015”

barmuudo.com Maxay Siyaasiyiinta xiligaani jira kaga duwan yihiin Hoggaamiyayaashii Hubeysnaa ee Muqdisho

Siyaasiyiinta ka soo kacaamay tan iyo wixii ka dambeeyey Kacdoonkii Jabhadaha Hubeysan ayaa waxay mas’uulka yihiin Aaya-xumidda iyo Deganaansho La’aanta Siyaasadeed, Nabadeed iyo Bulsho ee ka jirta dalka Somalia. Hoggaamiye-kooxeedyaddii caanka ahaa ayaa waxay ahaayeen kuwo hankooda ku koobnaa hurin colaadeed, Isbaaro Siyaasadeed iyo Barakicinta Malaayiin qof oo haatan Qaxooti ku ah dalalka deriska iyo […]

September 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.com Sawirada ” Dab Qasaaro geestay oo ka kacay Goobo ganacsi oo kuyaala Magaaada Muqdisho

Waxaa Maanta duhuradii dab qasaaro hantiyadeed geestay uu ka kacay goobo ganacsi oo kuyaala Agagaarka Isgooska Banaadir ee Magaalada Muqdisho, waxa una dabkaan qasaaro gaarsiiyen dukaamo iyo goobo kale oo ganacsi oo halkaasi ku yaalay. Mid kamid ah Ganacsatada halkaasi kusugan ayaa noo sheegay in dabku ka kacay goob Hilibka doorada lagu dubo oo ku […]

September 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.com Ciidamo Hor Leh Oo Ithopian ah Oo Ku Soo Wajahan Dalka Somaliya

Dowladda Ethiopia  ayaa sheegtay in ciidamo dheereed ah  ay ku soo kordhin doonto ciidamada ku sugan Somalia ee qaybta ka ah Howl galka AMISOM. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Ethiopia ayaa daaha ka rogay in qorshahaan uu yahay mid haqab tiraya booskii ay ka baxeen Ciidamadii Sera Leon ee Howl galka ku jiray, kuwaas oo ku […]

September 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.com Maamulka Galmudug Oo Beeniyey In Laga Hor Istaay Inay Gaaraan Dagmada Hobyo

  Masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa beeniyay in laga hor’istaagay safar ay ku tageen degmada Hobyo ee Gobolka Mudug. Warar soo gaaray Idaacadda Shabelle ayaa sheegaya in Maleeshiyo beeleed abaabulan ay is’hortaageen safarka masuuliyiintaas oo booqanayay degmada Hobyo. Masuuliyiintaan ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Dekedaha maamulka Galmudug Burhaan Warsame Cigaal iyadoona xiriiro Shabelle […]

September 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.com Maamulka Gobolka Banaadir oo Kulan Xasaasi Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho

    Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane ayaa ka warbixiyay kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho masuuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir kaas oo ay uga hadleen sidii  saraakiisha hay’adaha amniga ee Magaalada Muqdisho ay isula shaqeyn lahaayeen waxaana hoosta ka xariiqay in la isku waafaqay in hay’adaha amniga Gobolka ay ku […]

September 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Fanaaniintii Xiddigaha Geeska oo laga sii daayay Xabsi ga…………….

  Wararka ka imaanaya Magaaada Hargeysa ee Xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada booliiska ay xabsiga kasii daayeen afar fanaan oo kamid ah Xiddiga Geeska kuwaa oo axadii lasoo dhaafay xabsiga la dhigay. Fanaaniintan ayaa loo heestaa in ay safar fasax la’aan ah ku tageen Magaalada Muqdisho ayna halkaasi ku qabteen badhig Faneed habeenkii […]

September 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuud.com Sawirro: Wasiirka Maaliyadda oo Nairobi uga qeyb galay kulan looga hadlay K/dhaqaalaha

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Maxamed Aadan Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabtay magalaada Muqdisho, kadib markii shir looga hadlayay horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha dalka oo magaalada Nairobi kula soo qaatay Bangiga Horumarint Afrika. Wasiirka ayaa markii uu saaka ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde saxaafada kula hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay kulankii dhex maray […]

September 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawirro: Dibadbax looga soo horjeedo XASAN SHEEKH oo ka dhacay Xarunta QM ee N/York

Boqolaal Soomaali ah ayaa ku hor banaanbaxay Xarunta Qaramada Midoobay ee New York, halkaas oo uu ka socdo shirka Guud ee Qaramada Midoobay. Boqolaalkaani shacab ah ayaa kasoo jeeda Beesha Jareer weyne oo Banaanbaxyadooda uga soo horjeedo Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo isagu Xaruntaasi uga qeybgalaayo Shirka. Dadkaani ayaa Madaxweyne Xassan ku eedeynaayo inuu laalay […]

September 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com DAGAAL xooggan oo ka socda Nugaal & Sool……………………………….

War goordhow naga soo gaaray deegaanka u dhexeeya Magacley iyo Qoriley, ayaa sheegaya in halkaasi uu hadda ka socdo Dagaal xoogan. Deegaanada uu hadda ka socdo dagaalka ayaa dhaca hawdka u dhexeeya Mudug, Nugaal iyo Sool waxaana la soo warinayaa in halkaasi uu ka socdo dagaal hub culus leysu adeegsanaayo. Dagaalka oo ah mid xoogan […]

September 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Yuusuf Garaad oo Qormo Xasaasi ah ka diyaariyay Xariga Xidigaha Geeska

Xarig fannaan kuma cusba Soomaalida. Hadraawi iyo Cabdi-Qays ayaa nool. Cabdulle Raage ayaa na soo maray. Liisku waa dheer yahay. Sida maanta oo kale, waxaa berigaa jiray dad ku ra’yi ah madaxda ama dano ay ku haysteen dartood, iyaga oo aan loo dirsan is xilqaama oo isku dayi jiray in ay u qiil dayaan xarigga […]

September 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented