| | 2 views

Horu dhac: midkasta oo kamid ah 8,koox ee hogaamin doona group-yada iyo waxa ay filan karaa

Xaflada magaalada Monaco ayaa bilaabaneysa 5.00 Pm,Waxaa goobta xaflada soo gaari doona saraakiil matalaya 32 kooxood ee tartanka ka qeyb galaya kuwasoo ,22 kamid ah ay si toos ah tartanka ugu soo baxeen halka kuwa kale oo ah taban koox ay kusoo gudbeen kulamo play-offs.

Waxaa jira doona Afar dheri ama san duuq oo loo qeyb bin doono kooxaha,

Pot 1 wuxuu ka kooban yahay kooxda heysata horyaalada dalalkooda ,waxaana ay kamimaan doonaan sideeda Horyaal ee ugu wawyn ee hoos taga xiriirka UEFA.

Koox kasta heerka Gruop-yada kuma arki karto koox ay isku dal yihiin,
.
Si lamid ah majiri doono sanadkan in koox Russian ah ay wajahdo kooxda ka dhisan Ukraine iyadoo la qeybmeynayo xaalada siyaasadeed ee labada dal oo aad uxun.

Waxa kaloo Isku aadkiisa la sameyn doonaa UEFA Champions League UEFA Youth League.

Xaflada isku aadka waxaa lagu bixin doonaa caawa, UEFA Best Player in Europe Award ama abaalmarinta loo yaqaano xiddiga sanadka Europe, tasoo ay usharaxan yihiin sadexda xiddig ee Lionel Messi, Cristiano Ronaldo iyo Luis Suárez, waxaa sidookale la bixin doonaa isla abaamarinta haweenka.

Markii ugu horeysay, darajada 1aad ee UEFA Champions League wareega group-yada wuxuu ka kooban yahay sideed koox oo kusoo guuleysatay horyaaladooda

Barcelona (ESP)

Waa kooxda sanadkan difaacaneysa Koobka.

Heerka group stage waxay ka qeyb gashay: 19 (markii ugu dambeysay: 2014/15)

Hore waxay ugu guleysatay koobkan sanadihii (1991/92, 2005/06, 2008/09, 2010/11, 2014/15)

Bayern München (GER)

  • UEFA daradajada ay kaga jirto waa: 3
    • Heerka group stage waxay kazoo qeygashay: 18 (markii ugu dambeysay: 2014/15)
    • xagaagii lasoo dhaafay waxaay gaartay: UEFA Champions League semi-finals
    • sanadihii ay ku guleysatya koobkan (1973/74, 1974/75, 1975/56, 2000/01, 2012/13)

Chelsea (ENG)
• UEFA darajada ay kaga jirto waa: 4
• Heerka group stage waxay ka qeyb gashay: 13 (markii ugu dambeysay: 2014/15)
• xagaagii lasoo dhaafay: UEFA Champions League quarter-finals
• waxay ku guleysatay: (2011/12)

Benfica (POR)
• UEFA darajada ay ka joogto waa: 6
• Heerka group stage waxay kasoo qeygashay: 10 (waxaa ugu dambeeyay: 2014/15)
• xagaagii lasoo dhaafay: UEFA Champions League group stage
• waxay ku guleysatay (1960/61, 1961/62)

Paris Saint-Germain (FRA)

  • UEFA daradajada ay ka joogto waa: 11
    • Heerka group stage waxay kasoo muuqatay: 7 (markii ugu dambeysay: 2014/15)
    • xagaagii lasoo dhafay: UEFA Champions League quarter-finals
    • sanadihii ugu wanagsanaa koobkan: semi-finals (1994/95)
    Juventus (ITA)
    • UEFA daradaja ay ka joogto waa: 14
    • Herka group stage waxay kazoo muuqatay: 15 (waxaa ugu dambeeyay: 2014/15)
    • xagaagii hore: UEFA Champions League runners-up
    • sanadihii ugu fiicnaa (1984/85, 1995/96)

Zenit (RUS)
• UEFA darajada ay ka joogto waa: 15
• Herka group stage waxay kazoo muuqatya: 5 (waxaa ugu dambeysay: 2014/15)
• xagaagii lasoo dhaafay: UEFA Champions League group stage/UEFA Europa League quarter-finals
• sanadihii ugu fiicnaa: wareega16 ka,(1985/86, 2011/12, 2013/14)
PSV Eindhoven (NED)
• UEFA darajada ay ka joogtop waa: 30
• Heerka group stage waxay kasoo muuqatay: 18 (markii ugu dambeysay: 2008/09)
• xagaagii hore: UEFA Europa League round of 32
• heerkii ugu fiicnaaa: winners (1987/88)

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=16653

Posted by on Sep 8 2015. Filed under Cartoons, Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented