| | 1 views

Roy Hodgson: Sterling wuu gaari doonaa kulankiisa 100-aad ee England

Roy Hodgson waxa uu sheegay in Raheem Sterling uu gaari karo 100-kulan oo Englamd ah.

20 jirka waxaa laga reebay safkii ka hor-tagay San Marino balse tababaraha waxa uu cadeeyey in uu doonayey Jamie Vardy in uu khibrad kulankaas helo.

“Maan dheelsiin kulankii San Marino si aan kuwa kale fursad u siiyo, laakiin bari waa diyaar waxaana filayaa in uu heer ciyaareedkiisa City noo keeno,” ayuu Hodgson u sheegay wariyeyaasha.

“Waa sanad u weyn isaga. Waxa uu yeelan doonaa sanado badan oo waa weyn: France 2016, Russina 2018, 2020 Yurub oo dhan iyo Qadar 2022.

“Da’diisa wax badan oo la sugi ayaa jira. Waxaan hubaa maalin in uu halkan ila soo fariisan doono isaga oo boqol kulan saftay.”

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=16644

Posted by on Sep 8 2015. Filed under Cartoons, Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented