| | 49 views

YAA GULEYSAN KARA: CR,7,Messi iyo Suarez Caawa

Labada ciyaaryahan ee Barcelona Lionel Messi iyo Luis Suarez, iyo Real Madrid Weeraryahankeeda Cristiano Ronaldo ayaa noqday seddaxda musharax ee isagu soo hartay 2014/15 Abaalmarinta UEFA Best Player in Europe Award.ama ciyaaryahanka ugu wanagsan yrub,

Ku Guuleystaha Abaalmarintaan waxaa lagu dhawaaqi doonaa 27 August.

Sidii sanadihii hore, suxufiyiin 54 urur oo xubin ka ah UEFA ayaa soo xulay liiskan sadexda ciyaaryahan ay isugu soo hartay kama dambeestiisa,

Guddiga xeer-beegtida ayaa markaas ku ku bixin doona codkooda waxkasta oo sameyn ah oo ciyaartooyda ay ka sameyeen 2015/16 UEFA Champions League waxaa looga dhawaqi doona magaalada Monaco malin khamiis ah 27 August. Halkasoo sidooale isku aadka Champions League lagu sameyn doono,

Hore waxaa ugu guuleystay Abaalmarintaan Lionel Messi (2011), Andrés Iniesta (2012), Franck Ribéry (2013) iyo Ronaldo oo 2014 qaatay.

Ciyaartooyda lasoo magcaabay iyo awooda ay leeyihiin,

Lionel Messi (Argentina – Barcelona)

  • Wuxuu jabiyay rikoorkii Telmo Zarra ee 251 Liga kadib hat-trick uu ka dhaliyay Sevilla November 22, wuxuu ku dhameysatay xilli ciyaareedkii hore isagoo seddex koob kula guuleystay Barcelona isagoo u dhaliyay 58 gool tartamada oo dhan ah,

Waxaana kujira laba gool oo uu Barcelona kaga guuleysatay Copa del Rey kooxda Athletic Bilbao.

  • UEFA Champions League ayuu toban gool ka dhaliyay isagoo ahaa dhaliyihii ugu sareeya kadib markii uu ku garaaacay Ronaldo iyo ninka ay isku kooxda yihiin ee Neymar. Heerka lamid ah Ronaldo ayuu dhaliyay 77 gool UEFA Champions League iyagoo isku dar labada nin ay wada dhaliyeebn 80 gool oo ay ka dhaliyeen tartamada UEFA.

Cristiano Ronaldo (Portugal – Real Madrid)

  • gooldhalinta Liga Spain ayuu (48 gool ku qaaday) wuxuu jabiyay rikoorkii Alfredo Di Stéfano oo gool dhalinta Real madrid isagoo kaalinta labaad ku jira liiska xididgaha ugu goolasha badan Real madrid.
  • Wuxuu dhaliyay shan gool hal kulan kadib markii Granada 9-1 April 5 kooxdiisa ay kaga badisay. Wuxuu sadex hat-tricks – ka dhaliyay kooxahai Espanyol, Getafe iyo Armenia.

Luis Suárez (Uruguay – Barcelona)

  • Wuxuu goolala ka dhaliyay mid kasta oo kamid ah UEFA Champions League lugtii hore 16 iyo sideed dhamaadka,
  • Wuxuu asaasay weerarka ugu xooga weyn aduunka ee Neymar iyo Messi kuwasoo isku dar dhaliyay 122 Gool dhan xili ciyaaredkii hore,

Xiddigaha kale iyo kaalmaha ay galeen
4 Gianluigi Buffon (Italy – Juventus) 24 points
5 Neymar (Brazil – Barcelona) 23
6 Eden Hazard (Belgium – Chelsea) 21
7 Andrea Pirlo (Italy – Juventus) 12
8 Arturo Vidal (Chile – Juventus, now Bayern München) 11
9 Carlos Tévez (Argentina – Juventus, now Boca Juniors) 8
10 Paul Pogba (France – Juventus) 5

11 Arjen Robben (NED – Bayern München)
12 Manuel Neuer ( GER – Bayern München)
13 Carlos Bacca (COL – Sevilla, now AC Milan)
14= Andrés Iniesta (ESP – Barcelona)
14= Álvaro Morata (ESP – Juventus)
14= Thomas Müller (GER – Bayern München)
17 Kevin De Bruyne (BEL – Wolfsburg)
18 Zlatan Ibrahimović (SWE – Paris Saint-Germain)
19= Gareth Bale (WAL – Real Madrid)
19= André-Pierre Gignac (FRA – Olympique Marseille, now Tigres UNAL)
21= Robert Lewandowski (POL – Bayern München)
21= Ivan Rakitić (CRO – Barcelona)

23= Jérôme Boateng (GER – Bayern München)
23= Xavi Hernández (ESP – Barcelona, now al-Sadd SC)
23= Jackson Martínez (COL – FC Porto, now Atlético Madrid)
23= Javier Mascherano (ARG – Barcelona)
23= Alexis Sánchez (CHI – Arsenal)
28= Giorgio Chiellini (ITA – Juventus)
28= Roberto Firmino (BRA – TSG Hoffenheim, now Liverpool)
28= Nemanja Matić (SRB – Chelsea)
28= Arkadiusz Milik (POL – Ajax)
28= Nicolás Otamendi (ARG – Valencia)
28= Sergio Ramos (ESP – Real Madrid)
28= Marc-André ter Stegen (GER – Barcelona)
28= Arda Turan (TUR – Atlético Madrid, now Barcelona

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=16650

Posted by on Sep 8 2015. Filed under Cartoons, Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented