| | 4 views

barmuudo.com Sawirada ” Dab Qasaaro geestay oo ka kacay Goobo ganacsi oo kuyaala Magaaada Muqdisho

Waxaa Maanta duhuradii dab qasaaro hantiyadeed geestay uu ka kacay goobo ganacsi oo kuyaala Agagaarka Isgooska Banaadir ee Magaalada Muqdisho, waxa una dabkaan qasaaro gaarsiiyen dukaamo iyo goobo kale oo ganacsi oo halkaasi ku yaalay.

Mid kamid ah Ganacsatada halkaasi kusugan ayaa noo sheegay in dabku ka kacay goob Hilibka doorada lagu dubo oo ku dhaweed goob maqaayad ah,waxa uuna dabka ku faanay dhismooyin ganacsi oo halkaasi ku yalaay.

Gaadiidka Dabdamiska ayaa markii dambe gaaray halka uu dabku ka kacay waxa ayna ku guuleesteen in dabkaasi la hakiyo ,waxaana intii uu dabka socday halkaasi ka barakacay ganacsato badan oo hantidooda goobta ka rartay.








 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=17251

Posted by on Sep 30 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented