Home » September 29th, 2015 Entries posted on “September, 2015”

Barmuudo.com Nimcaan Hillaac oo iska ooyay markii la soo taagay Maxkamad .!

  Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in maanta Maxkamad kutaala Hargeysa la hor keenay afar kamid ah Fanaaniinta Xiddigaha Geeska oo dhawaan Bandhig faneed ku qabtay Magaalada Muqdisho. Fanaaniinta Xiddigaha Geeska ayaa maanta lasoo taagay Maxkamad iyaga oo gacmaha ka katiinadeysan, waxaana fanniinta markii Maxkamada la geeyay lagu eedeeyay […]

September 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

barmuudo.com Safiirka Imaaraadka oo Muqdisho ku feeray masuul sare & Farax C/Qaadir oo $20,000…

Dhacdo fool xumo badan, islamarkaana sharaf dhac ku ah madaxbanaanida Soomaaliya, ayaa 27-kii bishan September ka dhacday xarunta ciidamada badda Soomaaliya ee Shangaani ee Muqdisho, sida ay xog gaar ah ku heshay Gaarisa Online. Sida ay dad goobjoog ahaa inoo sheegeen, safiirka dalka isu tagga Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mohamed Al-Osmani, ayaa halkaas ugu gacan qaaday taliyaha […]

September 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawirro: Halkan ka Akhriso Khudbad Xasan Sheekh ka jeediyey Shirka Heerka Sare ee…

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khudbad xasaasi ah waxa uu ka jeediyay shirka heerka sare ee looga hadlayay arrimaha Soomaaliya, kaa oo ka dhacay Magaalada New York ee Dalka Mareykanka. Shirkan ayaa ahaa mid laga dhinac furay shirka golaha guud ee Qaramada Midoobey , waxaana shirkan intii uu socday Khudbado kala duwan ka jeediyay […]

September 29th, 2015 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Barmuudo.com Daawo Sawirro laga laga soo qaaday Fanaaniinta Xidigaha oo xabsiga dhex jiifo.!

Waxaa maanta lagu wadaa in Maxkamad lasoo taago Afarta Fanaan ee Xidiga Geeska kasoo shaac baxay kuwaasi oo maalin ka hor goortii ay ka laabteen Magaalada Muqdisho lagu xiray Magaalada Hargeysa. Fanaaniinta maanta la horgeyn doono Maxkamada ayaa waxa ay kala yihiin Nimcaan Hilaac, Xamda Queen, Maxamed Axmed Cirro Bakaal iyo C/raxmaan Oday, kuwaasi oo […]

September 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Xog+Sawirro: Hoggaamiyaha shabakadaha tahriibka ‘’Magafe’’ iyo rag kale oo la dilay.!

Qoraal kusoo baxay Warsidaha Theguardian, ayaa lagu xaqiijiyay in weerar qorsheysnaa lagu Kharijiyay Hogaamiyaha shabakadaha Tahriibka Libya Salah al-Maskhout oo ay soomaalida u taqaan “Ma gafe” iyo Xubno kala shaqeynaayay Tahriibinta. Hogaamiyaha Mukhalasiinta Tahriibka ayaa la qaxiijiyay in lagu dilay Howlgal qorsheysnaa oo maalinimadii Jimcihii ka dhacay inta u dhexeysa Saxaraha iyo Xuduudka Libya xili […]

September 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Fannaaniin Hargeysa Lagu Xiray iyo Faafaahin ka soo baxaysa …………………………

Fannaaniinta la xiray ayaa kala ah Nimcaan Cabdiraxmaan(Nimcaan Hillaac), Xamda Cabdikariin (Xamda Queen), Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) iyo Cabdiraxmaan Caydiid Oday. Weli mas’uuliyiinta Somaliland kama hadlin sababta rasmiga ah ee fannaaniinta loo xiray balse guddoomiyaha fannaaniinta Xidigaha Geeska oo la hadlay VOA Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) ayaa sheegay in sababtu ay tahay maadaama ay fannaaniintu […]

September 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com C/wali Gaas oo wajahaya xaalad adag kadib taliyaha ciidamada P/land uu ku hanjabay…

  Taliyaha ciidamada Puntland Sareeye Guuto Siciid Maxamad Xirsi (Siciid Dheere) ayaa wareysi uu siiyey Radio Daljir sheegey in aan laga aamusnaan karin mushahar la’aanta ragaadisey ciidamada Darwiishta iyo Booliska Puntland. Siciid Dheere oo markii ugu horeysay ka hadley mushahr la’aanta ciidamada Puntland ayaa ku tilmaamey iney tahay waxaan loo dulqaadin karin in madaxda dowlada […]

September 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com David Cameron oo Amray in Ciidamo British ah loo diro Soomaaliya kadib 70 Askari oo…

    Boqolaal kamid ah ciidamada dowlada UK ayaa loosoo dirayaa dalalka Soomaaliya iyo Koofurta Sudan si ay tababaro u siiyaan ciidamada nabad ilaalinta ee jooga lagada wadan, sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha dalkaasi David Cameron. Ra’iisul wasaaraha UK ayaa sheegay in ciidamada  ka socda dalkiisa ay caawin doonaan howlgalka Qaramada Midoobay ee koofurta Sudan […]

September 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madasha Midnimada iyo Dimoqoraadiyada (MMD) oo War-murtiyeed ka soo sartay go’aankii Guddoomiyaha Baarlamaanka…….

PRESS RELEASE (For Immediate Release) FUD’s Response to Speaker Jawari’s Position on the Impeachment of the President as of 25 September 27 September 2015, Mogadishu, Somalia – The Forum for Unity and Democracy (FUD) disagrees with the position of the Speaker of Federal Parliament, as of 25 September 2015, in which he unilaterally invalidated the […]

September 27th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Man United oo la wareegtay hogaanka, Man City oo lagu dur duriyay iyo Arsenal oo badisay (Sawirro)

  Kooxda Manchester United ayaa markii u horeysay qabatay hogaanka Premier League, labo xilli ciyaareed kadib, iyadoo hogaanka ugu dambeysay xilligii ay ku guuleysatay Horyaalkii xilli ciyaareedkii 2013/2014. Manchester United ayaa 3-0 garoonkeeda Old Trafford uga badisay kooxda Sunderland, iyadoo goolasha ay u kala dhaliyeen Memphis Depay oo dhaliyay goolkii u horeeyay ee Horyaalka, Wayne […]

September 27th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented