Home » October 31st, 2015 Entries posted on “October, 2015”

Daawo Sawirada” Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo maanta lagu soo wareejiyay Aqalka dowladda Hoose

barmuudo.com Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta lagu soo wareejiyay Aqalka Dowlada Hoose gaar ahaan xafiisyada ay maamulka ku shaqeeyaan. Masuuliyiin katirsan Maamulka Gobolka Banaadir gaar ahaan Gudoomiyihii xilka laga qaaday Xasan Muungaab iyo ku xigeenadiisa ayaa maanta Gudoomiyaha Cusub kusoo dhaweeyay xarunta Dowlada Hoose ee […]

October 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

< Daawo Sawirada'' Axmed Madoobe oo Waqti dheeri ah la Siiyay kadib markii uu ku fashilmay magacaabista Golaha Wasiirada

barmuudo.com Waxaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubbaland, waxa ayna Xildhibaanada ka doodeen in waqti kordhin loo sameeyo Madaxweynaha Juubaland oo ku aadan magacaabista Golaha Wasiirada. Xildhibaanada ayaa maanta cod u qaaday codsi kaga yimid Madaxweynaha Jubaland oo ku aadanaa in waqti dheeri ah la siiyo […]

October 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Daawo Sawirada” Taliyaha Ciidanka Milatariga oo Kormeeray xerada Tababarada Ciidanka ee Jaziira

barmuudo.com Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagey Xerada Jazeera ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo tababarro ay uga socdaan cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, waxana uu taliyuhu kormeeray dhammaan qeybaha kala duwan ee xerada ay ciidamadu tababarka ku qaataan, isagoo warbixinno ka dhageystay […]

October 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com BAYAAN: Tilmaamaha hab raaca doorashada loo marayo ee sanadka 2016

Madasha Wada-tashiga Qaran ee ay ku mideysan yihiin dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maamul goboleedyada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta soo saaray bayaan looga hadlayo hab raaca loo marayo doorashada sanadka 2016. Bayaankan oo nuqul ka mid ah na soo gaaray ayaa lagu faah faahinayay qaabka ay u dhici karaan wada tashiyada […]

October 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Puntland oo mamnuucday Laanta Afka Soomaaliga ee VOA

Wasaaradda warfaafinta maamulka Puntland ayaa wareegto ay soo saartay waxa ay deegaanada maamulkaasi ka taliyo laga mamnuucay  Idaacadda VOA laanteeda Af-Soomaaliga ah. Wareegtada oo uu ku saxiixnaa wasiirka Warfaafinta Puntland MaxamuudXasan Soocade, ayaa lagu sheegay in VOA ay caadeysatay baahinta warar aysan iyagu raali ka ahayn, sidaa darteedna laga soo saaray go’aan ah in aysan […]

October 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com sawiro Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka India iyo Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay shirka saddexaad ee India iyo Afrika, kaasoo maanta ka furmay magaalada New Delhi. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay Hogaamiyeyaasha dalalka Afrika, iyadoo shirka uu si rasmi ah u furay Ra’iisul Wasaaraha India Narendra Modi oo khudbadiisa uga hadlay sida dalkiisu u doonayo inuu xiriir […]

October 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com (Sawirro) Muungaab oo sagootiyay Kuxigeenadiisa iyo Shaqaalaha Gobolka Banaadir ……..

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta sagootiyay kuxigeenadiisa iyo shaqaalaha Gobolka Banaadir, kadib munaasabad ka dhacday xarunta gobolka. Khudbad koobneyd oo uu Muungaab ka jeediyay Munaasabada ayaa uga mahad celiyay kuxigeenadiisa, Guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo shaqaalaha waaxyaha kala duwan sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen. “Wixii khudbad siyaasadeed ah waxaa u […]

October 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

bARMUUDO.CM Daawo Sawirro aan Indhaha u rooneyn oo laga soo qaaday Laamiyo kuyaala Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa mudoyinkii dambe aheed mid dhinaca horumarka u jiheesatay, waxaana Magaalada laga dhisay dhismooyin aad u qurux badan, waxaa sidoo kale la dhisay Laamiyo badan oo kuyaala Magaalada Muqdisho oo horey u bur bursanaa Dowlada Turkiga ayaa dhistay Laamiyo badan oo Muhiim ah oo kuyaala Magaalada Muqdisho gaar ahana laamiga dheer ee Maka […]

October 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com (Sawiro)Baarlamaanka Puntiland oo kulan deg deg ah ka yeeshay Xarunta Baarlamaanka Maamulkaasi ……

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntiland ayaa kulan deg deg ah waxa ay maanta ku yeesheen Xarunta Baarlamaanka Maamulkaasi , waxa ayna Xildhibaanada aqbaleen iscasilaadii Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi. Kulanka Baarlamaanka Maamulka Puntiland waxaa shir gudoominayay Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Puntland Mudane Cabdixamiid Cabdisalaan, waxa ayna Xildhibaanada guda galeen ka doodista iyo meelmarinta ajandahooda oo ahaa mooshinkii laga […]

October 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Ugaandha oo soo bandhigtay qaab cusub oo looga guuleysan karo Ururka Alshabaab

Dowlada Uganda ayaa sheegtay in wadamada Africa aysan xal militari oo kaliya kaga guuleysan Karin dadka amni darada ka geysanaya dalalka bariga Africa, iyada oo aan la ogaan sababta rasmiga ee ka dambeysa aasaaska kooxaha kala duwan ee dagaalka ka wada wadamada Africa, sida Alshabaab iyo Boko Haram. Dowlada Uganda ayaa qeyb ka ah howlgalka […]

October 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented