| | 3 views

LIVE: Xaalka Suuqa ee Arsenal”weeraryahan halis ah oo imaanaya iyo dhaliye dhaxe oo lagu dhawyahay

Arsenal ayaa kula biirtay liiska sii kordhaya ee kooxaha doonaya ciyaaryahanka garabka uga ciyaara FC Midtjylland Pione-

Xiddigan 20-sano jir ah ayaa cayaa elcelis ahaan gool dhaliyay kulan kasta oo gool isagoo garabka ka ciyaara, waxaana uu dhawaan u saftay xulka Denmark.

Laakiin waxay tartan la geli doonan Chelsea, Manchester City, Paris Saint-Germain iyo Inter Milan oo dhamaantood indha indheeyayaal u diray xiddigan,

Waxaa la soo wariyay in labada West Ham iyo Celta Vigo lahaa ay sidookale kujiraan xiisaha xididgan.

Arsenal ayaa hugaaminaysa loolanka saxiixiisa ku sugan Brazil ee Luis Henrique, sida ay sheegtay Goal.

Gunners ayaa qarka u saaran inay lasoo wareegaan weeraryahanka 17-sano jirka ah, kasoo katirsan kooxda Botafogo.

Waxa uu xiran doono maaliyada No.9 ee Brazil koobka aduunka ee 17-jirada ka dhacaya Chile bisha soo socota.

Waxaa la rumeysan yahay in wakiil ka Henrique, uu diyaar u yahay xiddigan inuu usoo dhaqaajiyo Premier League.

Henrique ayaa lagu bur burin karaa heshiiskiisa £ 10million,

Short URL: http://barmuudo.com/?p=17513

Posted by on Oct 11 2015. Filed under Cartoons, Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented