| | 2 views

Man United, Man City, Arsenal iyo Liverpool midee ayuu jecelyahay inuu u ciyaaro Xavi”isagaa ka jawaabay

Halyeeyga Barcelona Xavi ayaa qirtay inuu jeclaan lahaa inuu u saxiixo kooxda Manchester United.

Xiddigan 35-sano jir ah, kaasoo haatan u ciyaara kooxda Al-Sadd ee dalka Qatar, ayaa qirtay in horyaalka Premier League uu yahay mid soo jiidashada sarre leh waxaana uu soo daliishaday United sida isaga kooxdiisa uu ugu jecel yahay.

“Si aad u noqoto qof daacad ah, Premier League waa inaad ka ciyaartaa wuxuu soo jiitaa ciyaaryahan kasta. Waa wax cajiib ah,” ayuu u sheegay Eurosport.

“Garoomada, cawska, taageerayaasha, sida ay ku nool yihiin kubada cagta. Wax kasta waa kula yaabay Ingiriiska.

“Marka ay timaado in kooxaha ugu waa weyn, laga hadlo Chelsea, Manchester United, Man City, Arsenal, Liverpool, dhamaan waa kooxo taariikh ah.”

Mar la weydiiyay kooxda uu jeclaan lahaa inuu ugu ciyaaro, ayuu hadalkiisa ku daray: “Kooxda taariikhda leh.

“Ama Manchester United iyo Liverpool mdkood ayuu hadalkiisa ku daray.

“Waan ogahay in kooxo kale ay jiraan sida Man City oo soo baxay dhawaan, laakiin, Manchester United waan jeclaa taariikh ahaan.”

Short URL: http://barmuudo.com/?p=17509

Posted by on Oct 11 2015. Filed under Cartoons, Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented