| | 5 views

Sir Alex Ferguson oo sharaxay sababta uu David Silva ula saxiixan waayay shan sano ka hor

Sir Alex Ferguson ayaa soo jeediyay inuu lahaa saxiixa David Silva ka hor inta uusan u dhaqaaqin kooxda Manchester City.

Silva ayaa la aqoonsaday mid ka mid ah kubadsameeyayaasha ugu fiican Yurub, isagoo labo horyaal oo Premier League laqaaday City wuxuuna koobka adduunka iyo koobka qaramada yurub kula guleystay Spain.

Wuxuuu ugu biiray City £ 24million isagoo ka atagy Valencia 2010, wuxuuna si weyn kaga soo muuqday kooxda City shantii sanno ee la soo dhaafay.

Laakiin Ferguson, ayaa ku daray hadalkiisa isagoo soo saaray buugiisa cusub,in Silva uu ahaa mid ay ku dhawadeen saxiixiisa,

“Waxaan daawaday Silva marar badan markii uu joogay Valencia,” ayuu yiri Ferguson. “Waxaana ciyaaryahanka uu ahaa nooca door No.10 oo aan sanad ka hor soo iibsaday ayuu yiri Ferguson.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=17500

Posted by on Oct 11 2015. Filed under Cartoons, Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented