Home » November 29th, 2015 Entries posted on “November, 2015”

Barmuudo.com Hor udhaca Kulanka Premier league ee Norwich City Vs Arsenal, Gunners qeyb ma ka noqon doontaa hogaanka horyaalka.

Arsenal ayaa si weyn u dooneysa in caawa ay ka badiso kooxda Norwich City oo ay garoonkeeda marti ugu tahay Gunners ayaa  rabto in ay ka faa’ideysato bar bar dhicii xalay ee United Iyo  Leicester ay galeen si ay hogaanka ula midoowdo Man City iyo Leicester City. Gunners ayaa la dhibtoon dhaawacyo hareeyay laacibiinteeda waxa […]

November 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Falaqeynta Kulanka Premier league ee xiisaha leh Tottenham Hotspur Vs Chelsea.

Kulankan maanta ka dhacaya garoonka White Hart Lane oo ay fooda is dari doonaan kooxaha Tottenham Hotspur iyo Chelsea ayaa ah mid si weyn loo wada sugaayo. Spurs ayaa waxaa ka maqnaan doona  laacibiin aad  muhiim ah sida Nacer Chadli oo dhaawacan iyo  Dele Alli oo ganaax ku maqan. Dhanka Chelsea waxa ay  iyagane wayn […]

November 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Pep Guardiola oo ku hami weyn in uuu macalin u noqday kooxda Manchestet United.

Tababaraha kooxda Bayern Munich Pep Guardiola ayaa la soo sheegayaa inuu doonayo inuu tababare u noqdo kooxda Man United marka uu ka soo tago Bayern. Maalmo ka hor ayaa la shaaciyay in Pep Guardiola uu heshiis horu dhac ah la gaaray kooxda Man City si uu u layliyo dhamaadka xiliciyaareed kaan laakiin waxaa soo baxayay […]

November 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Liverpool Oo £20m Ku dooneysa Goolhayaha Stoke City Jack Butland

Kooxda Liverpool ayaa la warinayaa in dalab dhan  £20m ay ugu dhaqaaqdo soo xero galinta goolhayaha kooxda Stoke City  Jack Butland dhamaadka xilli ciyaareedkan. Laacibka Reer  England ayaa wacdaro ka dhigay garoonka Britannia Stadium xagaagan, waxaana uu gacanta ku dhigay numberka Koowaad ee Kooxda kadib markii uu naadiga ka tagay  Asmir Begovic. Marki loo eego  The […]

November 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Sawir gacmeed cajiib ah oo laga Sameeyay Cabdi wali Gaas…………..

Farshaxaniistaha caanka ah Amin Camir ayaa Sawira gacmeed uu ka sameeyay Dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo ku cabiray cida shideysa. Sawirkiisa ayaa waxa uu kusoo bandhigay in Dagaalka uu shidaayo C/wali Gaas Dowlada Itoobiyana ay Gaas ku wehlineyso shiditaanka dagaalkaasi. Sawir gacmeedkaani ayaa ifinaaya shakiga horay looga qabay in C/weli Gaas uu ku lug leeyahay […]

November 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Cabdi Qeybdiid oo ka hadlay Dagaalka kasocda Gaalkacyo………

  Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid), ayaa ka hadlay colaada kasoo cusboonaatay Magaalada Gaalkacyo iyo eedeyn loo soo jeediyay oo aheed in isagu ku lug leeyahay Dagaalka Gaalkacyo. Cabdi Qeybdiid ayaa iska fogeeyay in wax lug ah uu ku leeyahay Dagaalka kasocda Magaalada Gaalkacyo, waxa uuna xusay in uusan joogin Gaalkacyo […]

November 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com HALKAN KA AKHRISO: Mamulka puntland oo War- Saxaafadeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo……..

Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa goor dhoweyd ka soo baxay war saxaafadeed loogaga hadlayo dagaalkii maanta dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay Ciidamada Galmudug inay weerarka soo qaadeen. War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dagaalka Gaalkacyo uu bilowday, xilli Puntland ay u ambabixineysay wafdigii Ra’iisul Wasaaraha hogaaminayay oo socdaal nabadeed ku tagi lahaa Gaalkacyo, […]

November 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Wasiir Diinii “Ciidamada Xoogga dalka qeyb kama ahan dagaalka Gaalkacyo”

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa beeniyay in ciidamada xoogga dalka ay ku lug leeyihiin dagaalka Gaalkacyo ku dhex maraya Maamulada Puntland iyo Galmudug, kadib markii Puntland ay sheegtay in dagaalada ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamo ka tirsan xoogga dalka. Wasiir Diini ayaa ugu horeyn ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya Gaalkacyo inay si […]

November 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Nicholas Kay ““Madaafiicda shacabka lala dhacayo waa dambi dagaal ah”

  Ergeyga Qaramada Midoobey ee u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay oo bisha soo socota xafiiska ka tagaya ayaa walaac ka muujinayay dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Amb. Kay ayaa sheegay inuu ka xun yahay dagaalkaas iyo dadka rayidka ah ee ka barakacay guryahooda, waxaana uu ku baaqay in la joojiyo […]

November 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawiro Dowladda Ruushka oo xayiraad ku soo rogtay dowladda Turkiyo

Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday inay cunaqabateyn xaga dhaqaalaha ah ku soo rogtay Turkiga, taasoo oo ay uga aar-gudaneyso diyaaradii laga soo riday Talaadadii la soo dhaafay. Saraakiisha Ruushka ayaa sheegay in xayiraada cusub ay sii xumeyn karto xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, waxaana jiray hadalo kulul oo mas’uuliyiinta labada dhinac isu marinayaan qalabka warbaahinta. […]

November 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented