| | 5 views

Barmuudo.com HALKAN KA AKHRISO: Mamulka puntland oo War- Saxaafadeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo……..

Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa goor dhoweyd ka soo baxay war saxaafadeed loogaga hadlayo dagaalkii maanta dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku eedeysay Ciidamada Galmudug inay weerarka soo qaadeen.

War saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dagaalka Gaalkacyo uu bilowday, xilli Puntland ay u ambabixineysay wafdigii Ra’iisul Wasaaraha hogaaminayay oo socdaal nabadeed ku tagi lahaa Gaalkacyo, balse abaarihii 8-da subaxnimo ay weerar ku soo qaadeen Ciidamada Galmudug.

Puntland ayaa ku eedeysay inay dagaalkii maanta ku lug lahaa ciidamo dowladda federaalka ka tirsan oo lagu tababarayo Gobolka Galgaduud, sida lagu yiri war saxaafadeedka.

Hadaba war saxaafadeedka halkan hoose ka akhriso:-

war saxaafadeed1

 

 

Barmuudo.com Xafiiska warqabadka muqdisho c/wali xasan maxamud  {tabartooni}

Email: infobarmudo@gmail.com

kala so xiriiri: 0615749191

Short URL: http://barmuudo.com/?p=18646

Posted by on Nov 29 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented