| | 2 views

Barmuudo.com Hor udhaca Kulanka Premier league ee Norwich City Vs Arsenal, Gunners qeyb ma ka noqon doontaa hogaanka horyaalka.

aaaaaaaaaaaar

Arsenal ayaa si weyn u dooneysa in caawa ay ka badiso kooxda Norwich City oo ay garoonkeeda marti ugu tahay Gunners ayaa  rabto in ay ka faa’ideysato bar bar dhicii xalay ee United Iyo  Leicester ay galeen si ay hogaanka ula midoowdo Man City iyo Leicester City.

Gunners ayaa la dhibtoon dhaawacyo hareeyay laacibiinteeda waxa ayna macbileysan doonta ciyaartoyda hadda ay haystaan.

Norwich ayaa ka badisay Arsenal kaliya hal jeer 13-kii kulan ugu dambeeyay Premier league ay la ciyaartay,7 waa laga badiyay shana bar baro.

Kulanka: Norwich City Vs Arsenal

Garoonka: Carrow Road, Norwich, Norfolk

Garsooraha: J. Moss

Saacada Geeska Africa :7:15 fiidnimo

Short URL: http://barmuudo.com/?p=18664

Posted by on Nov 29 2015. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented