| | 20 views

Barmuudo.com Liverpool Oo £20m Ku dooneysa Goolhayaha Stoke City Jack Butland

Kooxda Liverpool ayaa la warinayaa in dalab dhan  £20m ay ugu dhaqaaqdo soo xero galinta goolhayaha kooxda Stoke City  Jack Butland dhamaadka xilli ciyaareedkan.

jack-butland

Laacibka Reer  England ayaa wacdaro ka dhigay garoonka Britannia Stadium xagaagan, waxaana uu gacanta ku dhigay numberka Koowaad ee Kooxda kadib markii uu naadiga ka tagay  Asmir Begovic.

Marki loo eego  The Sun, Tababaraha Reds Jurgen Klopp ayaa hadda isha la raacaya Butland iyadoo uu doonayo in uu badal kaga dhigo goolhayaha reer  Belgiam  Simon Mignolet.

Butland, ayaa seddax jeer loo soo xulay xulka qaranka ingiriiska waxaana soo magacaabay  Roy Hodgson balse  Joe Hart ayaa ah goolhayaha koowaad ee xulka England.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=18655

Posted by on Nov 29 2015. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented