| | 1 views

Barmuudo.com Pep Guardiola oo ku hami weyn in uuu macalin u noqday kooxda Manchestet United.

Tababaraha kooxda Bayern Munich Pep Guardiola ayaa la soo sheegayaa inuu doonayo inuu tababare u noqdo kooxda Man United marka uu ka soo tago Bayern.

jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj

Maalmo ka hor ayaa la shaaciyay in Pep Guardiola uu heshiis horu dhac ah la gaaray kooxda Man City si uu u layliyo dhamaadka xiliciyaareed kaan laakiin waxaa soo baxayay warar kale oo sheegaya inuu doorbidayo tababarida United.

Daily Mail ayaa shaaca ka qaaday in tababare Pep Guardiola uu doorbidayo inuu layliyo kooxda United halkii uu laylin lahaa Man City marka uu ka soo tago Bayern Munich.

Guardiola ayaa ka mid ahaa dhawr tababare oo u sharaxnaa shaqada kooxda United markii uu iscasilay Fergusen laakiin Pep ayaa doortay inuu soo tijaabiyo horyaalka Germalka.

Wararka ayaa intaa ku daraya in maamulka United ay qorshaynayaan inay iska cariyaan Van Gaal haddii kooxdu ay ku guuldaraysato u soo bixitaanka wareega 16-ka iyaga oo si ku meel gaar ah kooxda ugu sii dhiibi doona Giggs ilaa dhamaadka xiliciyaareed kaan.

jjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjjj

Short URL: http://barmuudo.com/?p=18658

Posted by on Nov 29 2015. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented