| | 4 views

Barmuudo.com Sawir gacmeed cajiib ah oo laga Sameeyay Cabdi wali Gaas…………..

Farshaxaniistaha caanka ah Amin Camir ayaa Sawira gacmeed uu ka sameeyay Dagaalka ka socda magaalada Gaalkacyo ku cabiray cida shideysa.

Sawirkiisa ayaa waxa uu kusoo bandhigay in Dagaalka uu shidaayo C/wali Gaas Dowlada Itoobiyana ay Gaas ku wehlineyso shiditaanka dagaalkaasi.

Sawir gacmeedkaani ayaa ifinaaya shakiga horay looga qabay in C/weli Gaas uu ku lug leeyahay dagaalka socda.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Barmuudo.com Xafiiska warqabadka muqdisho c/wali xasan maxamud  {tabartooni}

Email: infobarmudo@gmail.com

kala so xiriiri: 0615749191

Short URL: http://barmuudo.com/?p=18652

Posted by on Nov 29 2015. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented