Home » November 29th, 2015 Entries posted on “November, 2015”

Barmuudo.com Xaalada Gaalkacyo oo saaka degan iyo faah faahin ka soobaxaysa ..

Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa saaka ah mid degan, kadib dagaalkii cuslaa ee shalay ka dhacay xaafadaha magaalada, waxaana socda waan waan nabadeed oo labada dhinac ee dagaalamayo laga dhex wado. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa wali isku hor fadhiya xaafadaha Gaalkacyo, waxaana halka ugu badan ee uu dagaalkii shalay ka dhacay […]

November 29th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com sawiro Kulan looga Hadlayay Ka Hortaga Xad Gudubyada Gabdhaha Oo Lagu Qabtay Muqdisho………

Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha wasiirka wsaaradda haweenka iyo horumarinta xuquuqul Insaanka ayaa kulan looga hadlayay ka hortagga xad gudubyada loo geysto gabdhaha la yeelatay shaqaalaha wasaaraddaasi. Kulan ay  la yeelatay ku simaha wasiirka ahna wasiir ku xigeenka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xuququul insaanka xukuumadda Soomaaliya marwo Muumino Sheekh Cumar shaqaalaha wasaaraddaasi  ayaa ah […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Xog muhiim ah : Wiil timo jare ahaa oo lagu toogtay Degmada wajir ………

  Barmuudo.com  Wararka aan kaheleeyno degmada wadajir  oo katir san gobolka banaadir  ayaa waxa ay shegaan in manta lagu toogtay wiil timo jare ahaa  oo lagu magacaabo ilayaas kadib markii ay uyimaadeen sedax  askari oo katirsan ciidamada dowlada sooomaaliya . Midka mid ah ciidaan ayaa ku am ray wiilka timo jaraha aahaa in uu timaha […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Guddi magacaabay xalinta colaada Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo maanta ku soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib safar hal maalin uu ku tagay Cadaado iyo Garowe ayaa sheegay inuu Guddo u magacaabay xalinta colaada Gaalkacyo. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo wariyeyaasha kula hadlayay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegay in ujeedada safarkiisa Cadaado iyo Garowe uu ahaa xalinta colaada ka […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com War deg deg ah: R/Wasaaraha dalka oo ku soo laabtay Muqdisho………

Wafdigii uu hogaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kadib markii uu xalay ku hoyday Garowe, isla markaana la kulmay Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas, isagoo kala hadlay sidii xaalada loo qaboojin lahaa, dadkii ka barakacay dib loogu soo celin lahaa magaalada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shalay tagay magaalada […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Xildhibaanada Baarlamaanka oo maanta loo qeybinayo sharciga darbiga Kenya…………

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta loo qeybin doonaa sharciga darbiga Kenya ay dooneyso inay ka dhisto xuduuda Soomaaliya, iyadoo arrintan Xildhibaanada ay aad uga soo horjeesteen. Kulanka maanta oo ah mid aan caadi aheyn ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka waxaa loogu akhrin doonaa sharcigaas oo maalmihii u dambeeyay lagu mashquulsanaa diyaarintiisa. Xildhibaan Maxamed Cumar […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Xogmuhiim ah: Yaa Fashiliyay Dadaalkii lagu joojinayay Colaada Gaalkacyo uu waday Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ?

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa shalay booqasho waxa ay ku tageen Magaalooyinka Cadaado iyo Garawe, si xal deg deg ah loogu helo Colaada ka aloosan Magaalada Gaalkacyo ay ku dagaalamayaan Ciidamada Puntiland iyo Galmudug. Cumar Cabdirashiid ayaa kulamo gaar ah la qaatay Labada Madaxweyne ee Maamulada Puntiland iyo […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii kasocday Gaalkacyo iyo faah faahin ka soobaxaysa………

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in wali dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Galmudug iyo kuwa Puntiland uu kasocdo qeybo kamid ah Magaaladaasi. Dagaalka ayaa saakay qarxay kadib markii Ciidamo katirsan maamulka Puntiland ay kasoo durgeen fariisimahooda ayna soo gaareen goobo ku dhaw xadka labada Maamul […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Dagaalka ka qarxay Magaalada Gaalkacyo……………

    Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Mudane Cabdi Kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan Magaalada Cadaado ayaa goordhaw qabtay shir jaraa’id uu kaga hadlay dagaalka kasoo cusboonaaday Magaalada Gaalacyo . Mudane Guuleed ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin dagaalka saakay dib uga qarxay Magaalada Gaalkacyo, waxa uuna tilmaamay in Ciidamada Maamulka Puntiland ay […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com sawiro Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo uga digay Ruushka inay dab ku ciyaaraan…………

    Dagaalka afka ah ee u dhaxeeya Madaxda Ruushka iyo Turkiga ee ku qotoma diyaaradii la soo riday ayaa sii xoogeysanaya, iyadoo erayo xanaf leh ay hawada isu marinayaan labada dhinac. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa uga digay Ruushka inay dab ku ciyaaraan, waxaana uu xusay in Caalamka oo dhan ay og-yihiin inay […]

November 28th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented