Home » December 31st, 2015 Entries posted on “December, 2015”

Hotel ku dhow dhismaha aduunka ugu dheer oo dab ka kacay+Sawiro

Dab xoogan ayaa ka kacay Qeybta sare Hotel dheer oo ku yaalo Bartamaha Dubai kuna dhow dhismaha aduunka ugu dheer ee Burj Khalifa.   Gubashada iyo Qiic soo baxaya ayaa laga arkayaa qeybta sare ee dhismaha Hotelka,waxaana durba goobta gaaray kooxo dab damiyaal ah oo dadaal ugu jira sidii dabkaasi u damin lahaayeen.   Ilaa […]

December 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Xasan Sheikh oo sugida amniga kala hadlay Saraakiisha Ciidanka Xooga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay kulan Wasaarada Difaaca ay ku yeesheen Saraakiisha Ciidanka xooga dalka Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay taliyaha ciidanka xooga dalka, Taliyaha booliiska, Taliyaha hey’adda nabad sugida , Taliyaha ciidanka Asluubta iyo Saraakiil kale iyadoo kulanka uu yahay mid maalinta kasta oo Khamiis ah […]

December 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Sacuudiga oo la kulmay Wasiirka Beeraha dalkaasi

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudiga Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa la kulmay Wasiirka Beeraha dalkaasi,waxaana kulanka labada mas’uul uu ka dhacay xarunta wasaaradda beeraha ee dalkaasi. Shirka waxaa ka soo qeyb galey saraakiil labada dhinac ka kala socdey oo ka mid ahaayeen Mudane Saalim Macow Xaaji oo ah La taliyaha koowaad iyo ku xigeenka […]

December 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo R/Wasaaraha oo Nairobi kaga qeyb galay kulan ku saabsan dib u eegista Dastuurka

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo uu wehliyo kuxigeenkiisa Koowaad iyo Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta ka qeyb galay kulan howleed magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya uga soconaya guddiga dib u eegista Dastuurka ee Baarlamaanka iyo guddiga dib u eegista Dastuurka ee madaxa banaan. […]

December 31st, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Magacyada iyo Qabiilada ay kasoo jeedaan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed

Shabakada Allbanaadir.com ayaa u suurto gashay in ay hesho magacyada iyo qabiilada ay kasoo jeedaan Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee dhawaan lagu dhisay Magaalada Baydhabo. Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gaaraya 149-Xildhibaan, waxaana Baleeha loogu qeybiyay sida ay u degaan Sadaxda Gobolka uu ka arimiyo maamulka Koonfur Galbeed ee kala ah […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Guddiga doorashooyinka Qaranka oo sheegay in aan wali la ansixin sharciga doorashooyinka

  Iyadoo muddo 8-bilood ka harsan tahay xilliga la filayo in Soomaaliya doorashooyin ka dhacaan, ayaa waxaa soo baxaya in aan wali la heyn sharcigii doorashooyinka, kaasoo qeexaya qaabka loo marayo doorashada 2016. Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in sharcigii doorashooyinka aanan wali la ansixin, isla markaana aysan garaneyn, sababta […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Chris Smalling: Manchester United dib ayee u soo laaban doontaa sanadka cusub 2016

Difaaca danbeedka kooxda Manchester United Chris Smalling ayaa qiray in kooxdiisa ay sanadka cusub ee soo aadan 2016 markale ay aduun weenaha arki doonaan Manchester United oo ka soo reeneysa sida ay haatan tahay. 26 jirkan ayaa soo dhigay cinwaanka rasmiga ee kooxdu leedahay maanta fariinqoraaleed uu ku dhahayo. “waa sax in kooxdu ay soo […]

December 30th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Isku Aadka Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya Oo Lasoo Saaray & Waqtiga Uu Bilaaban Doono Oo La Shaaciyay

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku dhawaaqay waqtiga rasmiga ah oo uu bilaaban doono horyaalka heerka koowaad ee kubada cagta xili ciyaareedka 2015-2016, waxaana lasoo saaray isku aadka wareega koowaad oo dhameestiran. Xili ciyaareedkan waxaa horyaalka dalkeena soomaaliya ka qayb gali doona 10- wuxuuna si rasmi ah u furmi doonaa 28-ka December oo ku […]

December 30th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Arsene Wenger oo shaaciyay xiliga rasmiga ah ee uu garoomada kusoo laaban doono Alexis Sanchez.

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in Alexis Sanchez la filayaa inuu ku soo laabto garoomada isbuuca soo socda kulanka FA Cup ee kooxda Sunderland la ciyaarayaan. Xiddiga reer Chile ayaa dhaawac ku maqnaan tan iyo markii Gunners barbaraha 1-1 la gashay Norwich City 29 November Sanchez ayaana weli qabo dhawaac, laakiin Wenger ayaa […]

December 30th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Daawo sawirada Real Madrid oo sanadkan dhamaaday guul ku macsalaamaysay ka dib markii 3-1 kaga badisay Real Sociedad

Real Madrid ayaa sanadkan gabagabada ah ee 2015 ku sagootisay guul ka dib markii 3-1 kaga badisay kooxda Real Sociedad oo marti ku ahayd garoonka Santiago Bernabe. Ciyaarta oo ku bilaabatay jawi aad uqurxoon ayaa qeybta hore ee ciyaarta ku idlaatay 1-0 oo ay ku hogaamineyso Real Madird ka dib markii daqiiqadii 42 uu rigoore […]

December 30th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented