| | 2 views

Barmuudo.com Chris Smalling: Manchester United dib ayee u soo laaban doontaa sanadka cusub 2016

smolin

Difaaca danbeedka kooxda Manchester United Chris Smalling ayaa qiray in kooxdiisa ay sanadka cusub ee soo aadan 2016 markale ay aduun weenaha arki doonaan Manchester United oo ka soo reeneysa sida ay haatan tahay.

26 jirkan ayaa soo dhigay cinwaanka rasmiga ee kooxdu leedahay maanta fariinqoraaleed uu ku dhahayo.

“waa sax in kooxdu ay soo banhdigtay xili ciyaareedkan qaab ciyaareed aan wanaagsaneyn, balse waxaan aminsanahay in sanada soo aadan ee 2016 ay kooxdu soo bandhigi doonto qaab ciyaareed wanaagsan”.

Sdioo kale xidigan ayaa ka hadlay mustaqbalka macalin Van Gaal, isaga oo ka hadlayana waxa uu yiri:

“Van Gaal waa macalin wanaagsan, sidoo kale waa macalin ku wanaagsan shaqada kooxda Manchester United, mana u jeedo sabab lagu badalo macalinkan”

Manchester United ayaa xili ciyaareedkan waxay kala horeenta horyaalka Premier League ku jirtaa kaalinta 6-aad waxayna leedahay 30 dhibcood, waxayna kooxda hogaanka haysa ay ka hooseysaa 9 dhibcood oo nadiif ah.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=19132

Posted by on Dec 30 2015. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented