| | 3 views

Barmuudo.com Isku Aadka Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya Oo Lasoo Saaray & Waqtiga Uu Bilaaban Doono Oo La Shaaciyay

isku

Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ku dhawaaqay waqtiga rasmiga ah oo uu bilaaban doono horyaalka heerka koowaad ee kubada cagta xili ciyaareedka 2015-2016, waxaana lasoo saaray isku aadka wareega koowaad oo dhameestiran.

Xili ciyaareedkan waxaa horyaalka dalkeena soomaaliya ka qayb gali doona 10- wuxuuna si rasmi ah u furmi doonaa 28-ka December oo ku beegan maalinimada Isniinta ah ee soo aadan.

Kulanka furitaanka waxaa nasiib u yeeshay kooxda difaacaneysa horyaalka ee Heegan iyo Dekedda.

KULAMADA WAREEGA UGU HOREEYA:

Isniin – 28-December-2015 (Dekedda vs Heegan)

Talaado – 29-December-2015 (Benaadir SC vs Signjet Fc)

Arbaco – 30-December-2015 (Jeenyo vs Horseed)

Khamiis 31-December-2015 (Gaadiidka vs Sahafi)

Jimco- 01-January-2016 (Elman vs Mogadishu)

Horyaalka dalkeena ayaa  waxaa la ciyaari doonaa isbuucii shan maalin waana inta u dhaxeysa Isniin ilaa Jimco, waxaana dhamaan kulamada lagu ciyaari doonaa  garoonka Benaadir Stadium waa sida haatan lagu wado.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=19129

Posted by on Dec 30 2015. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented