Home » December 30th, 2015 Entries posted on “December, 2015”

Barmuudo.com Kalluumeysato Garoowe Lagu Maxkamadeyey………..

Laba nin oo u dhashay wadanka Indonesia oo la socday dooni kalluumeysi oo ka diiwaangashan wadanka yemen ayaa Maanta Lagu Maxkamadeynayaa Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul-Goboleedka Puntland. Labadan nin iyo shaqaale kale oo doonida la socday ayaa lagu eedeeyey in ay xeebaha Dalka ka sameynayeen Kalluumeysi Sharci Darro ah. Labadan nin ayaa lagu kala magacaabaa […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Daawo Sawiradii ugu horeeyay ee magaalada Ramadi kadib dagaal socday 7 bilood

  Sawirada ugu horeeyay ee laga soo qaaday magaalada Ramadi ayaa waxaa ka muuqanaya burbur xoog leh oo ku dhacay magaalada kadib 7 bilood oo dagaal xoog leh uu ka socday. Dagaaladii ugu dambeeyay ee dib loogu qabsanayay magaalada ayaa bilowday lix maalmood kahor iyadoo ugu dambeyntii magaalada ay la wareegeen toban kun oo askar […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com SAWIRO Xog muhiim ah: Nicholas Kay oo manta la sagootiyay …………………

Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan Garoonka Aadan Cadde lagu qabtay munaasabad lagu sagootinaayay wakiilka Qaramada Midoobau u qaabilsanaa Soomaaliya Nicholas Kay kaas oo dhawaan la badalay. Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay wakiilada caalamka ka jooga Somalia iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Somali oo uu ugu horeeyay Wasiirka arrimaha dibada Somalia, C/salaan Hadliye. Nicholas Kay […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweynaha Burundi oo ku hanjabay inuu dagaal la geli doono Ciidamada Midowga Afrika

Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa ku hanjabay inuu dagaal la geli doono Ciidamada nabad ilaalinta ee Midowga Afrika dalkaas u soo diri doono, si loo joojiyo colaada galaafatay boqolaalka ruux. Horaantii bishan ayaa Midowga Afrika ku dhawaaqay inuu ciidamo u diri doono Burundi, si ay u bad baadiyaan dadka rayidka, kadib qalalaaso muddo bilooyin socda […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maareeye “Sharciga Saxaafada ee uu Baarlamaanka ansixiyay waa kan ugu fiican adduunka”

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa soo dhoweeyay ansixintii Baarlamaanka Soomaaliya ee sharciga Saxaafadda, isagoo tilmaamay in xeerkan uu soo maray marxalado kala duwan. “Runtii waxaa rabaa inaan u mahad celiyo dhamaan dadkii Soomaaliyeed ee ka qeyb qaadatay ka soo shaqeynta iyo dhameystirka xeerka saxaafadda oo […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Halkan ka Aqriso Go’aankii Xildhibaanada Juba ay maanta ka gaaren Codsigii uu u Gudbiyay Axmed Madoob……

Waxaa maanta kulan isugu yimaaday Xildhibaanada Baarlamanaka Jubaland oo ka doodaayay Codsi kaga imaaday dhanka Hogaamiyaha maamulkaasi Axmed Madoobe oo Baarlamaanka ka dalbaday in mudo kordhin loogu sameeyo maalmaha uga harsan dhismaha Golaha wasiirada maamulkaasi. Xildhibaanada ayaa Codsiga go’aan ka gaaray waxa ayna Dood kulul oo dhaxmartay Xildhibaanada ay cod aqlabiyad ah ku meel mariyay […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweynaha Galmudug oo Nairobi kula kulmay Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo maalmahaan ku sugan caasimadda dalka Kenya ee Nairobi ayaa wada kulamo uu halkaasi kula yeelanayo madaxda Beesha Caalamka ee Nairobi fariisinka u ah iyo Safaaradaha dowladaha arrimaha Soomaaliya daneeya ee Nairobi ku yaala. Madaxweynaha ayaa maanta waxa uu hotelka uu degan yahay ku qaabilay Hogaamiyaha aqlabiyada Barlamaanka Kenya […]

December 30th, 2015 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Januzaj oo xalay la arkayay isaga oo daawanaya kulanka Manchester United iyo Chelsea

Xidiga reer Belgium Adnan Januzaj ayaa la arkayay habeenkii xalay isaga oo daawanaya kulankii dhaxmaray Manchester United iyo Chelsea ee horyaalka premier league, kulankaas oo ku dhamaaday barbaro 0-0. 20 jirkan ayaa haatan si amaah ah ugu ciyaara kooxda Borussia Dortmund, wuxuuna u ciyaaray kooxda ka dhisan dalka jarmalka 6 kulan oo kaliya, waxayna wararku […]

December 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Ciristiano Ronaldo waxuu goolal ka dhaliyay shabaqa 175 goolhaaye, waxaana kuwa ugu badan uu ka dhliyo goolal ka mid ah Bravo

Tarakoob la sameeyay dhawaan ayaa waxaa lagu sheegay in Ciristiano Ronaldo goolasha uu dhaliyay kulamadii uu saftay kubada cagta ay gaarayaan 515 gool. Ronaldo ayaa la tilmaamay inuu wajahay shabaqyada 175 oo ka mid ah goolhaayeyaahsa aduunka, kuwaas uu dhamaan ka dhaliyay goolal. Taariikhda ayaa waxa ay tilmaameysaa inay jiraan laba goolhaaye ianay yihiin kuwa […]

December 29th, 2015 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Jowhar waa magaalo ceynkee ah ……………………….?

  Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe  waxaa lagu wadaa in dhawaan uu ka furmo shirka maamul u sameynta gobollada Sh/dhexe iyo Hiiraan sida ay shaaciyeen madaxda dowladda Federaalka.  Waxaa magaalada booqday Wasiirka Arimaha Gudaha iyo wafdi uu hogaaminayo waxana la filayaa in dhawaan Jowhar ay tagaan Madaxda sare ee Dowladda Federaalka,.Hadaba qormadan hoose  waxaan […]

December 29th, 2015 | Posted in Faallo,Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented