Home » January 31st, 2016 Entries posted on “January, 2016”

Barmuudo.com Qoysaska Kenya Oo weli Codsanaya in Dowladda Ay Soo Gudbiso Liiska Askarta Geeriyootay

Qaar ka mid ah Qoysaska ay dadkooda ku maqan yihiin weerarkii Al Shabaab ay labo todobaad ka hor ku qaadeen deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo ayaa ka codsaday in ay soo sheegaan halka ay ku dambeeyeen dadkoodi. Dadka deegaanka Bomet ee dalka Kenya oo sheegay in wiilashoodi aysan faro ku hayn ayaa dowlada ka dalbaday […]

January 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka Midowga Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxda Midowga Afrika u sheegay in Soomaaliya ay ku tallaabsatey horumar la taaban karo ee dhinaca siyaasadda iyo dib u heshiisiinta, dalkana ay sannadkana ka dhacayaan doorashooyin markii ugu horeysay muddo haatan laga joogo 47 sanno. Madaxweynaha oo maanta khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika ayaa […]

January 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Axmed Madoobe Oo Ku Dhawaaqay Howlgallo Ka Dhan Ah Al Shabaab

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Max’ed Islaam ( Axmed Madoobe) oo warbaahinta kula hadlay deegaanka Buulogaduud ee duleedka Kismaayo ayaa daboolka ka qaaday in ay sii socon doonaan dhaq dhaqaaqyada ka dhanka ah Al Shabaab. Axmed Madoobe ayaa tibaaxay in wax saameyn ah aysan ku yeelan doonin howlgallada ka dhanka ah Al Shabaab ka bixitaanka Ciidanka  […]

January 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawirro Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 26-aad Midowga Afrika oo maanta ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Shirka waxaa si rasmi ah u furtey Madaxa Guddiga Sare ee Midowga Afrika, Nkosazana Dlamini Zuma, oo khudbad ay jeedisay ku sheegtay in qaaradda Afrika ay tahay goob dadyow kala […]

January 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawirro Madaxweynaha Galmudug oo Shaaciyay cida gaartay Go’aanadii kasoo baxay Shirkii Wadatashiga

Madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisu ay taageersanyihin go’aanadii ka soo baxay shirka Madasha wadatashiga Qaran, mar uu warfidiyeenada kula hadlayay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Mudane Cabdikariin oo ka hadlay aragtidooda maamul ahaan ay ka qabaan go’aanka laga gaaray qaabka ay noqonayso doorashada Soomaaliya ka dhacaysa sanadkan ayaa sheegay […]

January 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Ciidamada DF Oo Howlgallo Amniga Lagu xaqiijinayo Ka wada Baardheere.

Ku dhawaad 30 qof ayaa lagu soo qab qabtay howlgallo laga sameeyay Magaalada Baardheere oo la sheegay in nabad gelyada Magaaladaas lagu xaqiijinayo. Dadka howlgallada lagu qab qabtay ayaa la tuhunsan yahay in ay qeyb ka yihiin falalka amni darri degmadaasi Baardheere. Saraakiisha ammaanka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa tibaaxay in ay sii socon […]

January 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Turkiga oo ku eedeeyay Ruushka inuu ku soo xadgudubay hawadooda

Dowladda Turkiga ayaa mar kale ku eedeysay Ruushka in Jimcihii la soo dhaafay ku soo xadgudubtay Hawadooda, markii diyaarad dagaal ay soo gashay hawada meel ku dhow Xuduuda Suuriya. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu sheegay in diyaaradaha Ruushka ay mar kale soo galeen hawada Suuriya, waxaana ay uga digtay cawaaqib […]

January 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com XOG: Dowlada Kenya oo Tuhunsan Ciidankii Dowlada Soomaaliya………..

Baarayaal ay Dowlada Kenya u xil saartay Weerarkii Qasaaraha badnaa ee ka dhacay deegaanka Ceel Cadde ee Gobolka Gedo, ayaa ku tuhunsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya ee ku sugnaa deegaankaasi in ay wax ka ogaayeen weerarkii dhacay. Wargeyska The Standard ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray in baaritaano lagu sameenayo sababta ka dambeysay in […]

January 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.comGudoomiye Tarsan “Majiraan wax la yiraahdo xafiis Dowladeed……………………..

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir haddana ah Gudoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Bulshada ayaa sheegay in Baarlamanka Soo socda ee Soomaliya uu ka soo gali doono qabiilka uu ka dhashay si buu yiri aan isbadal wanaag ah aan ku keeno Gudoomiye Tarsan Waxa uu sheegay in Ra’iisul wasaaraha iyo wasiirka arimaha Gudaha ay caqabad ku noqdeen in […]

January 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com abdiwali Gaas oo wali miinka cuskanaayo sheegayna in Dowlada Federaalka ay ku dhaqaaqday….

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Gaas ayaa wali ku adkeysanaaya go’aankii uu ka qaatay natiijada kasoo baxday madasha wadatashiga, waxa uuna ku celceliyay in Puntland aysan raali ka aheyn waxa ka dhacay magaalada Muqdisho. Cabdiwali Gaas oo siyaabo kala duwan ula hadlay Saxaafada Puntland ayaa sheegay in sababta uu natiijadaasi u diiday ay tahay daacad nimo […]

January 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented