Home » February 29th, 2016 Entries posted on “February, 2016”

Barmuudo.com Sawiro Maxaa ka soo baxay shirkii ka dhacay dalka Jabuuti?

Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed ay ku caddeeyeen baahida loo qabo xoojinta, tayeynta iyo ka guul gaarista hawlgalka AMISOM ee xasilinta Soomaaliya iyo burburinta kooxda argagixisada ee Al Shabaab. Shirkan oo ay martigelisey Djibouti, ayaa waxaa ka soo qeybgaley Madaxweynaha […]

February 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan “Naftood haligayaal ah ayaa dadka haligeen”

Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo. Shariif Xasan ayaa xusay inay jiraan dad aan waxba looga qaban karin Isbitaalada Baydhabo, loona baahan yahay in kaalmo caafimaad oo dibada ah […]

February 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweyn Xasan Sheekh oo dib u dhigay safar uu ku tagi lahaa Sweden…….SABAB?

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaabiyey socdaal uu ku joogay dalka Jamhuuriyadda Djibouti, dibna ugu soo laabtay dalka, si uu uga qeyb qaato, una horkaco dadaal dowladda ay dib u eegis ugu sameyneyso xaaladda amniga ee magaalada Muqdisho oo ay dhowaan ka dhaceen weeraro kale oo argagixiso. Madaxweynaha ayaa sidoo […]

February 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Axmed Madoobe “Waa in xarumaha ay ilaaliyaan AMISOM laga qaado, ciidanka Soomaalida lagu wareejiyo”

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladaha ammaanka ee dalka iyo qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo. Axmed Madoobe ayaa sheegay in muddooyinkii u dambeeyay ammaanka uu faraha ka sii baxayo, isagoo ku dhaliilay in Soomaalida qeyb ka yihiin, maadaama ay ku tashtaan […]

February 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com sawiro Cabsi Xoogan oo ka taagan Garoomada Diyaaradaha Kenya……

    Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in heegan buuxa la galiyay Ciidamada ilaalada ka haya garoomada waa weyn ee kuyaala dalkaasi, kadib markii la helay xog ku aadan in Al-Shabaab diyaarinayaan weeraro ay ku qaadaan garoomada Diyaaradaha dalkaasi. Laamaha amaanka dalka Kenya ayaa laga soo xigtay in ay heleen xog ku aadan […]

February 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir guddoomiyay kulan deg deg Ammaanka looga hadlayay

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa xalay shir-guddoomiyay kulanka deg deg ahaa oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada. Kulankan ayaa waxaa looga hadlayay dar dar gelinta Ammaanka iyo sida wax looga qaban lahaa weerarada Al-Shabaab ka geysanayaan goobaha shacabka. Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida […]

February 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Toogasho kadhacay Suuqa Bakaaraha ee magalada muqdisho.

Ciidamada Booliska ayaa maanta labo ruux oo ahaa burcad dadka ku dhici jiray Suuqa Bakaaraha toogasho ku dilay, iyadoo raggan ay qaati ka taagnaayeen Ganacsatada Suuqa Bakaaraha. Raggan ayaa dadka ku dhici jiray mooto, waxaana ay ahaayeen kooxo mararka qaar dhac ay geysanayaan u adeegsan jiray dareyska Ciidamada. Sidoo kale Ciidamada Booliska ayaa qabtay ruux kale […]

February 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Man United Ah Oo Guul Darro Qoorta U Soo Giliyay Arsenal , 3/2 Ayaa Lagu Soo Diray….

Labada koox ayaa ku soo galay ciyaarta iyaga oo ay ka go`an tahay in ay soo bandhigaan kulan xiiso Arsenal ayaa biloowgii ku dhawaatay gool daqiiqaddii 7-aad balse De Gea ayaa ka hor istaagay in Monreal uu gool dhaliyo Ciyaarta ayaa aheyd mid deg degsiimo leh waxa ayna labada dhinac u nuglaayeen gool inkastoo United […]

February 28th, 2016 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com , Man City Oo Qaaday Koobka Capital One…..

Liverpool ayaa ciyaarta ku biloowday dar dar inkastoo halis gilin aysan sameyn xilli City ku qaadan wax badan in jawiga ciyaarta la qabsadaan, waxa ayna labada koox ciyaareen finalka Capital One-ka oo ka dhacay garoonka Wembley Loolanka labaad koox ayaa ka taagnaa qadka dhexe xilli cadaadis iyo halis gilin ay ku sareysay kooxda Man City […]

February 28th, 2016 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com XOG: Dowladda Kenya oo soo iibsaneyso diyaaradaha Drones-ka …. maxatay tahay sababtaasi..?

Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay soo iibsaneyso diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee wax basaasa ee loo yaqaan drones-ka, kuwaasoo magacooda la yiraahdo Boeing Scan Eagle. Shaqooyinka ugu waaweyn ee ay qabanayaan waxa weeye in ay soo basaasaan oo ay soo ishaafalateeyaan bartilmaameedyo mucayin oo ay Shabaabku leeyihiin iyo ilaalinta dhaqdhaqaaqyada xuduudda gaar ahaan tan Kenya ay […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented