Home » February 28th, 2016 Entries posted on “February, 2016”

Barmuudo.com Maxaa kadhacay xalay Xerada Maslax ee Magaalada Muqdisho…….?

Dagaal Culus ayaa xalay waxa uu ka dhacay Xerada Maslax ee Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Magaalada Muqdisho. Dagaalka ayaa yimid ka gadaal markii dagaalamayaal Hubeysan ay weerar culus ku ekeeyeen xerada Maslax oo saldhig ay ku leeyihiin Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Weerarka oo uu ka dambeeyay is rasaaseyn xoogan ayaa la sheegay in […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maxaa kasoo baxay Kulankii xalay ka dhacay Muqdisho…….?

Waxaa xalay kulan deg deg ah oo looga hadlayay amaanka magaalada Muqdisho isugu yimid taliyaasha Ciidanka Dowlada iyo Maamulka Gobolka Banaadir, Saraakiisha Ciidanka Nabad Sugida Qaranka iyo kuwa booliiska. Kulanka oo saacado badan qaatay waxaa shir gudoominayay Taliyaha Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya Jen, C/raxmaan Maxamed Tuur Yare , waxaana kulanka diirada lagu saarayay sidii […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Tarsan “Waa Mas’uuliyad laga cararayo in Amniga Muqdisho lagu wareejiyo Gobolka Banaadir”

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa dhaliilay qaabkii Gobolka Banaadir loogu wareejiyay Amniga Caasimada, isagoo ku tilmaamay inay tahay arrin aan dastuuri aheyn. Tarsan oo la hadlayay Laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa sheegay in aanay is qabin karin in Hey’addaha Amniga ay wareejiyaan Mas’uuliyadii saarneyd iyo inay awooda heystaan, taasoo uu […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Jen. Tuur Yare OO kahadlay arin muhiim ah…….. Maxay tahay arintaasi…?

Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Soomaaliya Jen, C/raxmaan Maxamed Tuur Yare ayaa faah faahin ka bixiyay go’aano xalay ka soo baxay kulan looga hadlayay amniga magaalada Muqdisho, kadib qaraxyadii habeen hore gil gilay magaalada, kaasoo dad badan ku dhinteen. Jen. Tuur Yare ayaa sheegay in go’aanada shirkaas ka soo baxay la isla gartay in wixii […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com shirkii Madaxda dalalka ciidamada ka joogan Soomaaliya oo ka dhacay Jabuuti…?

Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed ay ku caddeeyeen baahida loo qabo xoojinta, tayeynta iyo ka guul gaarista hawlgalka AMISOM ee xasilinta Soomaaliya iyo burburinta kooxda argagixisada ee Al Shabaab. Shirkan oo ay martigelisey Djibouti, ayaa waxaa ka soo qeybgaley Madaxweynaha […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Faah faahino kasoo baxaya Qaraxii maanta ka dhacay magaalada Baydhabo

In ka badan 15 ruux ayaa ku geeriyootay labo qarax oo gelinkii dambe ee maanta ka dhacay bartamaha magaalada Baydhabo, iyadoo qaraxyada lala eegtay goobo ganacsi iyo maqaayado laga qaxweeyo galbihii oo dad badan ay fariistaan. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa hore uu ahaa baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo yaallay agagaarka xarunta Dahabshiil […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug oo Goordhaw gacmaha iskula tagay…….

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw kulan ay lahaayeen Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi lagu kala tagay kadib markii xarunta uu ka dhacday foodo iyo gacan ka hadal. Kulanka Baarlamaanka waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Casir, waxaana ajnadaha kulanka uu ahaa aqrinta xeer hor […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

War deg deg ah: Barmuudo.com qaraxyo oo ismiidaamin ah oo kadhacay magaalada Baydhabo

Wararka naga soo gaarayo magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhaw labo qarax oo ismiidaamin ah ay ka dhaceen goobo ay bulshada ku kulmaan oo kutaala Magaalada Baydhabo. Qaraxa koobaad ayaa la sheegay in uu ka dambeeyay nin waxyaabaha qarxa ay ku xirnaayeen kaa oo isku qarxiyay baarlagu magacaabo Bader oo kuyaala […]

February 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawiro Tobanaan Dhaawacyo Ah Oo La Gaarsiiyay Isbitaalada Muqdisho……………

Tobanaan dhaawacyo ah ayaa la geeyay Isbitaalada Magaalada Muqdisho kuwaas oo wax ku soo noqday weeraradii xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Dhaawacyada ayaa badi la geeyay Isbitaalada Madiina Iyo Daaru Shifa ee Magaalada Muqdisho. Isbitaalka Madiina ayaa la geeyay illaa 33 dhaawac kuwaas oo illaa 11 ka mid ah dhaqaatiirtu xaqiijiyeen in ay geeriyoodeen. Sidoo […]

February 27th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com DAAWO SAWIRADA : Goobihii Xalay Weeraradu Ay Ka Dhaceen Ee Magaalada Muqdisho

    Qaraxyo xoogan oo xalay gil gilay magaalada Muqdisho ayaa geystay khasaare aad u xoogan oo isugu jiray, dhimasho, dhaawac iyo bur bur dhismayaal ka ag dhowaa halka qaraxa ka dhacay ee agagaarka Taaladii SYL. Dadka reer Muqdisho ayaa qaraxan ku tilmaamay kii ugu cuslaa ee soo mara magaalada, intii qaraxyada ka dhacayeen sanadihii […]

February 27th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented