Home » March 31st, 2016 Entries posted on “March, 2016”

Barmuudo.com Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee Gaalkacyo ka dhacay

Inta la xaqiijiyay Sideed Ruux ayaa geeriyootay oo uu ku jiro Xisaabiyaha guud ee Wasaarada maaliyada maamulka Puntland Siciid Yuusuf Gaadayare Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Waqooyiga magalada Gaalkacyo. Gaari laga buuxiyay Waxyaabaha qarxa ayaa lagu weeraray gaari uu la socday Xisaabiyaha waxaana las heegayaa in dadka geeriyooday ay u badan yihiin ilaaladiisa sida […]

March 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Deg Deg:Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gaalkacyo

Warar aan hadda ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Waqooyiga Gaalkacyo, gaar ahaan halka loo yaqaan Xero Daraawiish uu ka dhacay qarax xooggan oo loo malaynayo inuu uu yahay mid ismiidamin ah. Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka Hotel Uunlaaye oo ah hoteel ay fariistaan madaxda Puntland. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in la beegsaday […]

March 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maxkamad ku Taala Kenya oo Amartay Xariga Shaqsi Argagaxisanimo lagu Eedeeyay

Maxkamada ku taala dalka Kenya ayaa amartay xariga eedeeysane lagu eedeeyay in uu uruurinayay warbixino sir oo ku saabsan Kenya Itoobiya si uu ugu gudbiyo Xarakada Alshabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta. Maxkamada magaalada Mandheera ayaa manta oo saalaasa ah dhageeysatay in eedeeysane Mohamed Ali Korana oo kasoo jeeda Gobalka Rhamu ay xireen masuuliyiinta Itoobiya isla […]

March 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maxaa ka cusub degmada Waajid ee gobolka Bakool

Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Koonfur Galbeed ayaa loo qeybiyay Saanad meleteri oo isugu jirta kuwo culus iyo kuwo fudud kuwaas oo ku sugan degmada Waajid ee gobolka Bakool. Wasiirka hub-ka-dhigista,dhaqan-celinta iyo Tababaradda maleeshiyaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Eelaay iyo Saraakiil ciidan oo gaaray Degmada Waajid ayaa askarta u qaybiyey hubka iyo rasaas loogu tallo […]

March 31st, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Wafdi Caalami ah oo gaaray Magaalada Garoowe

Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Amb. Olgen Baker ayaa gaaray magaalada Garowe ee Xarunta Puntland, iyadoo lagu wado in Danjiruhu ku biiro wada hadalada u socda dowladda Federaalka iyo Maamulka Puntland. Danjire Olgen Baker ayaa waxaa uu Madaxtooyada Garowe kulamo kula leeyahay Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas. Wararka qaar ayaa sheegaya in Danjiraha Turkiga […]

March 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya shaqaalo ka tirsan DowladaTurkiga oo muqdisho lagu dilay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Weerarkii lagu qaaday shaqaale ka tirsan Isbitaalka Deva oo isugu jiray kuwa u dhashay Dalka Turkiga iyo Soomaaliya. Markii la weeraraayay ayaa waxay maraayeen shaqaalahaasi xaafada Taleex ee magaalada muqdisho. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in lix ka mid ah shaqaale Turkish ah ay ku dhaawacmeen weerarkaasi. Sidoo […]

March 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Dhagayso:Puntland oo weli ku adkeysaneysa Nidaamka 4.5

Hoggaamiye ku xigeenka dawlada Puntland Mudane C/xakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland iyadoo si wayn loogu soo dhaweyey duleedka degmada. Mudane Cameey ayaa warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada boosaaso wuxuuna sheegay in socdaalkiisan uu salka kuhayo labo arimood oo kala ah sidii maamulka gobolka Bari,Waxgaradka oo kala […]

March 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Dowlada oo ka hadashay Kalluumeysiga sharci darada ee xeebaha soomaaliya

Waxaa soo kordhaya qeyla dhaanta ku aadan maraakiib shisheeye oo kaluumeysi oo booba Kheyraadka badda ee Somalia. Guddoomiyaha hey’adda Cilmi baarista badda Soomaalia Admiral Faarax Qare ayaa ka hadlay xaaladda badaha Soomaaliya isagoo soo jeediyay talooyin uu sheegay in looga hortagi karo kalluumeysiga sharci darada. Faarax Qare oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa […]

March 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Ciidanka maamulka Koonfur Galbeed oo ammar la siiyay

Hogamiyaha Maamulka koonfur galbeed soomaaliya Shariif xasan shiiq aadan ayaa ciidamada Maamulkaasi waxaa uu amar ku siiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ufuraan wadooyin ay go’doomiyeen dagaalyahanada Al-shabaab. Waxa uu sheegay shariif xasan in ciidamada looga baahanyahay inay inay bad baadiyaan dad badan oo ku nool deegaano iyo dagmooyin ku jira gacanta al-shabaab oo […]

March 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawirro Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Hoggaamiyaha maamul goboleedka Somaaliyeed ee Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdia ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayey ku-xigeenka Wakiilka xog-hayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya ee dhinaca Aadanaha Peter De Clercq. Wafdiga iyo Cabduweli Maxamed Cali Gaas,ayaa waxaa MAdaxtooyada Puntland ay kuwada qaateen kulan xasaasi ah. Hogaamiyaha Puntland […]

March 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented