| | 0 views

Barmuudo.com Ciidanka maamulka Koonfur Galbeed oo ammar la siiyay

Hogamiyaha Maamulka koonfur galbeed soomaaliya Shariif xasan shiiq aadan ayaa ciidamada Maamulkaasi waxaa uu amar ku siiyay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay ufuraan wadooyin ay go’doomiyeen dagaalyahanada Al-shabaab.

Waxa uu sheegay shariif xasan in ciidamada looga baahanyahay inay inay bad baadiyaan dad badan oo ku nool deegaano iyo dagmooyin ku jira gacanta al-shabaab oo uu sheegay inaysan mararka qaar saamaxeynin in gar gaar la gaarsiiyo.

Deegaano iyo dagmooyin ka tirsan gobolada dalka soomaaliya gaaar ahaan goobaha loogu talagalay inuu maamulo maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa xiligan Maamula Al-shabaab.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21131

Posted by on Mar 30 2016. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented