| | 0 views

Dowlada oo ka hadashay Kalluumeysiga sharci darada ee xeebaha soomaaliya

Waxaa soo kordhaya qeyla dhaanta ku aadan maraakiib shisheeye oo kaluumeysi oo booba Kheyraadka badda ee Somalia.

Guddoomiyaha hey’adda Cilmi baarista badda Soomaalia Admiral Faarax Qare ayaa ka hadlay xaaladda badaha Soomaaliya isagoo soo jeediyay talooyin uu sheegay in looga hortagi karo kalluumeysiga sharci darada.

Faarax Qare oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in maraakiibta shisisheeye ay si aad ah ugu soo dhowaadan xeebaha Soomaaliya oo ay gurtaan kheyraadka badda Soomaaliya.

 

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21133

Posted by on Mar 30 2016. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented