| | 1 views

Barmuudo.com Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya shaqaalo ka tirsan DowladaTurkiga oo muqdisho lagu dilay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Weerarkii lagu qaaday shaqaale ka tirsan Isbitaalka Deva oo isugu jiray kuwa u dhashay Dalka Turkiga iyo Soomaaliya.

Markii la weeraraayay ayaa waxay maraayeen shaqaalahaasi xaafada Taleex ee magaalada muqdisho.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in lix ka mid ah shaqaale Turkish ah ay ku dhaawacmeen weerarkaasi.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in ay dhinteen labo ka mid ah ah shaqaalaha Turkida ee Isbitaalka Deva iyo labo qof oo ahaa muwaadiniin soomaaliyeed.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Hay’adaha amaanka ee Dowlada federaalka soomaaliya, iyo sidoo kale Masuuliyiinta Isbitaalka Deva

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21139

Posted by on Mar 30 2016. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented