| | 1 views

Barmuudo.com Deg Deg:Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gaalkacyo

Warar aan hadda ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Waqooyiga Gaalkacyo, gaar ahaan halka loo yaqaan Xero Daraawiish uu ka dhacay qarax xooggan oo loo malaynayo inuu uu yahay mid ismiidamin ah.

Qaraxan ayaa ka dhacay agagaarka Hotel Uunlaaye oo ah hoteel ay fariistaan madaxda Puntland.

Wararka aan helayno ayaa sheegaya in la beegsaday Gaari uu watay xisaabiyaha Wasaaradda Maaliyadda, oo magaciisa lagu soo gaabiyay Gadayare waxaana halkaasi la sheegayaa in dhimasho iyo Dhaawac uu halkaasi ka jiro.

Wixii soo kordha la socda.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21150

Posted by on Mar 31 2016. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented