Home » March 29th, 2016 Entries posted on “March, 2016”

Barmuudo.com Dhagayso:Faah faahin Gaari Qaraxa oo la qabtay

Afhayenka Maamulka gobolka Banaadir Cabdifitaax Xalane ayaa sheegay in saakay cidanka Nabadsugida Somaaliya ay agcanta ku dhigeen Gaari Kaarib ah kaas oo lag buuxiyay waxyabha qaraxa. Gaariga ayaa waxaa laga qabtay agagaarka isgoyska Kiilo mitir 4 ee degmada Hodan waxana Afhayeenku uu sheegay in gaariga laga helay Sadax Qoray oo Ak 47 ah iyo qalab […]

March 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Nin mudo laga shakisanaa oo maanta xuriyadiisa la siiyay

Dacwad oogayaal jooga Belgium ayaa sii daayey nin lagu eedeeyey dil argagixisonimo Ninkan ayaa loo haystay qaraxyadii ka dhacay Brussels todobaadkii hore. Waxay sheegeen in caddaymaha ka dhanka ah Faysal loo haynin wax muujinaya Waxaa la aamisanaa inuu yahay nin laga arkay kaamarada qarsoon ee garoonka Zaventem Waxuuna markaasi la socday laba qof oo kale […]

March 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Itoobiya oo lagu eedeeyay dhibaateynta shacabka Galgaduud

Deeganka dacdheer oo ku yaala xuduudka kala qaybiya Somaliya iyo Itoobiya ayaa waxa lagu soo waramayaa in ciidamada Itoobiya ay ku amreen dadka deegaanka in ay iskaga guuraan deeganka mudo 24 saac gudahood ah. Hada maamulka galmudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xiligan oo lagu guda jiro jiilaal islamarkaana ay jiran abaaro saameeyay […]

March 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com War Deg Deg ah

Ciidanka maamulka gobolka Banaadir ayaa goordhow waxay gacanta ku dhigeen Gaari laga soo buuxiyay waxyaabha qarxa qeybo kamid ah degmada Hodan e magalada Muqdisho. Gaarigaan oo ah nooca Raaxada ee loo yaqano Kaaribta ayaa waxaa la dhigay inta u dhaxeysa Iskoolka Al-Xikma iyo guriga madaxweynihii hore e Somaaliya Cabduqaasim Salaad Xasan. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir […]

March 29th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Kenya oo Guul ku Tilmaamtay Howlgalka Linda Boni

Saraakiisha ammaanka Kenya ayaa waxa ay sheegeen maanta oo isniin ah in howlgalka Linda Boni ay kasameeyeen keynta Boni ee ku taala magaalada Lamu ay tahay guul kadib 7 bilood markii ay halkaasi ku qaadeen howlgal looga saarayo dagaalyahanada Alshabaab. Agaasimaha howlgalka Linda Boni James Ole Serian ayaa sheegay in howlgalka ammaanka ah ee haraaga […]

March 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Kooxda Chelsea Oo Dabagal Oo Xoogan Ku Heyso Daafaca Xulka Jarmalka Iyo Borrusia Dortmund Mats Hummels

Wargeska The Mirror ayaa qoray in kooxda Chelsea ay haatan dabagal xoogan ku heyso daafaca xulka Jarmalka iyo naadiga Dortmund Mats Hummels. Mats Hummels oo ka mid ah daafacyada ugu tayada wanaagsan qaarada Yurub ayay Chelsea u aragtaa inuu booska kabtan John Terry xagaagan buuxin karo madaama Terry garoonka Stamford Bridge uu macsalaameen doono. Macalin […]

March 28th, 2016 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Man United Oo Wakiilo U Dirtay Kulanka Leiria Ku Dhexmari Doona Xulalka Portugal vs Belgium,

Wakiilo ka socda Manchester United ayaa talaadada tagi doona magaalada Leiria ee dalka Portugal halkaas oo kulan saaxiibtinimo ay ku yeelanayaan xulalka Portugal iyo Belgiumka. Sida ay ku warantay Mirror – Sadex ka mid ah xidigaha Portugal ayey ku raad joogtaa United kuwaas oo dhamaantood ka wada ciyaara khadka dhexe. Bernardo Silva, Andre Gomes iyo […]

March 28th, 2016 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Dhagayso Wafdi ka socda dowladda oo ku wajahan degmada Buulo-burde

Wasiirka arimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odawaa oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in ay tagi doonaan magaalada Buullo-burde si loo indha indheeyo xaalada ay ku sugan tahay magaladaas. C/raxmaan Odawaa ayaa sidoo kale sheegay in la da dajinaayo dhismaha maamulka Hiiraan iyo SH/Dhex islamarkaana la qorsheyn doono Caasimada maamulka Hiiraan […]

March 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawirro Madaxweynaha oo Warqadihii aqoonsiga ka gudoomay Safiir Cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Mr Sergey Kuznetsov. Madaxweynaha ayaa sheegay in Soomaaliya ay gacmo furan ku soo dhoweyneyso Danjire Kuznetsov, isla markaana Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ay si buuxda ula shaqeyn doonto. “Dowladda […]

March 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Sawirro Ra’iisul Wasaaraha Somaaliya oo booqday Dhaawacyo

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa mid mid u booqday Qolalka ay Isbitaalka magalada Garoowe kaga jiraan Ciidamadii ku dhaawacmay dagaaladii Puntland la gashay Al-shabaab. Ra’iisul Wasaaraha ayaa balan qaaday in Askarta qaba dhaawaca halista ah ee aan dalka wax looga qaban karin ay dowladda u qaadi doonto dalka Dibaddiisa ayna ka Go’an […]

March 28th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented