Home » April 18th, 2016 Entries posted on “April, 2016”

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka: Leicester City vs West Ham: Renieri Oo Mar Kale Doortay Shaxdisii

Tababare Claudio Renieri ayaa sidii caadada u aheyd adeegsaday shaxdisii aan isbadalk alaheyn waxana weerarka u hogaaminaya Mahrez, Okazaki , Vardy iyo Albrighton. Sidoo kalana shaxda inteeda kale wax isbadal ah kama jiro. Dhanka kale Andy Carroll oo sadexley ka dhaliyay Arsenal ayaa kuso bilowday kursiga keydka iyadoo Bilic uu xidigaan u arko inuusan ku […]

April 18th, 2016 | Posted in Ciyaaraha | Read More »

Barmuudo.com Dhagayso Rag degmada Boondheere dil ka geestay oo gacanta lagu dhigay iyo Gaari ku qarxay degmadaas

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdi fitaax Cumar Xalane  ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen Koox hubeysan oo wadatay Gaari Saaruf ah kuwaas oo uu sheegay in labo ruux oo wadatay gaari kale ay ku dileen qeybo kamid ah degmada Boondheere ee gobolka Banaadir. Sidoo kale afhayeenka ayaa intaas ku daray in halkasi uu ku […]

April 18th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Shir socon doono Sadax Maalin oo maanta furmay

Shir looga arinsan doono awoodaha dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayna soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo. Kulankan waxaa ka qeyb galaya wasiirradaha arrimaha gudaha ee Maamul goboleedyada dalka ka jira sida Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland. Furitaanki shirka ayaa waxaa hadallo ka jeediyay […]

April 18th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com War deg deg ah Gaari goordhow la rasaaseeyay

Koox hubeysan oo wadatay Gaari Saaruf ah ayaa goordhow waxay gaari kale ku rasaaseeyeen qeybo kamid ah degmada Boondheere e gobolka Banaadir.. Gaariga la rasaaseeyay ayaa sida la sheegay waxaa saarnaa labo Ruux halkaas ayaana ay u geeriyoodeen labadii Ruux ee Gariigoodii rasaasta lagu furay. Qof kamid ah dadka deegaanka wax lagu rasaaseeyay ayaa sheegay […]

April 18th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Kulan Xildhibaanada Baarlamaanka ay Muqdisho ku lahaayeen oo buuq ku dhamaaday

Kulan Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ay ku lahaayeen Xarunta Golaha shacabka Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ku soo dhamaaday Buuq, kadib markii Xildhibaanada qaar ay ku doodeen in Ajandaha laga saaro Mooshin laga keenay Shirka Jowhar. Jeylaani Nuur Iikar Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha shacabka oo kulanka furay ayaa sheegay in Xildhibaanada laga doonaayo Ansixinta Ajandaha […]

April 18th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Somaaliya oo ka hadlay Dhimashada dhalinyaro farabadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen dhalinyaro Soomaaliyeed oo doon ay la qalibantey xilli ay ku sii jeedeen qaaradda Yurub. “Innaa Lillahi wa Innaa Ileyhi Raajiicuun. Waa geeri xanuun badan oo ina wada taabatey. Dhalinyaradaasi waxay ka baxeen Soomaaliya oo […]

April 18th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay Gaari gacanta lagu dhigay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa wuxuu ka hadlay gaari waxyaabaha qarxa ka buuxaan oo ciidamada ammaanka Dowladda Federalka Somaliya ay gacanta ku soo dhigeen. Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa sheegay Ururka Al Shabaab inay doonayeen inay dhibaateeyaan Umadda Somaliyed, isaga oo tilmaamay shacabka Somaliyed in laga doonaayo inay Hay’adaha ammaanka la shaqeeyaan. Duqa […]

April 18th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Tahriibayaal ay Somaali ku jiraan oo geeriyooday

In ka badan 400 oo tahriibiyaal ah ayaa doonyo ay la socdeen waxaa ay kula degtay badda Mediterranean oo u dhaxeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga kadib markii afar doomood oo si xad dhaaf ah loo raray ay ay ku degeen badaasi kuwaas oo ka yimid dalka Masar kuna sii jeeday dalka Talyaaniga. Tahriibiyaasha ayaa la […]

April 18th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Dhagayso Dad dilal ka geestay Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir Gen.Cali Xirsi Barre Cali Gaab oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada Booliska ay gacanta ku dhigeen Koox Hubeysan oo Degmooyinka Hodan iyo Dharkenley ku dilay Labo Dumar ah mid kalena ku dhaawacay. Gen. Cali Gaab ayaa sheegay in Gacanta lagu hayo Ciddii ka dambeysay […]

April 17th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Faah faahin:Dhibaato ka dhacday qeybo kamid ah degmada Dharkeenley

Faah faahino dheerad ah ayaa ka soo baxaya Koox hubeysan oo qeybo kamid ah degmada Dharkenleey ee gobolka Banaadir ku dilay Haweeney halka ay ku dhaawaceen mid kale. Haweeneyda la dilay iyo mida la dhaawacay ayaa waxaa la sheegay in ay saar nayeen Mootada nooca loo yaqano Bajaajta iyagoo ku sii jeeday goob ay ka […]

April 17th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented