| | 1 views

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka: Leicester City vs West Ham: Renieri Oo Mar Kale Doortay Shaxdisii

Tababare Claudio Renieri ayaa sidii caadada u aheyd adeegsaday shaxdisii aan isbadalk alaheyn waxana weerarka u hogaaminaya Mahrez, Okazaki , Vardy iyo Albrighton.

Sidoo kalana shaxda inteeda kale wax isbadal ah kama jiro.

Dhanka kale Andy Carroll oo sadexley ka dhaliyay Arsenal ayaa kuso bilowday kursiga keydka iyadoo Bilic uu xidigaan u arko inuusan ku habooneyn shaxda wajaheysa Leicester xilli ay doonayaan iney nooleyaan rajadooda tartamad Yurub.

Victor Mosses ayaa mudo kadib kasoo toosay kursiga keydka isagaana Payet iyo Eminike ku wehlinaya weerarka.

Leicester City:

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Schmeichel; Simpson, Huth, Morgan (c), Fuchs; Mahrez, Kanté, Drinkwater, Albrighton; Okazaki, Vardy.

Keydka:

Schwarzer, Wasilewski, Amartey, Schlupp, King, Gray, Ulloa.

West Ham United:

Adrian, Antonio, Reid, Ogbonna, Cresswell, Obiang, Kouyate, Noble (c), Moses, Payet, Emenike

Keydka:

Randolph (GK), Byram, Tomkins, Collins, Lanzini, Valencia, Carroll

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21474

Posted by on Apr 18 2016. Filed under Ciyaaraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented