Home » April 17th, 2016 Entries posted on “April, 2016”

Barmuudo.com Shir muhiim ah oo maanta Muqdisho ka dhacaayo

Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya qaabka loo wajahayo doorashada sanadkan ka dhaceysa dalka. Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Jeylaani Nuur Iikar ayaa sheegay in guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka ay isla eegi doonaan qaabka ay u dhici doonto doorashada. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa dalbaday in la horkeeno go’aanada ka […]

April 17th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Golaha Wadatashiga Shabeelada Hoose oo Gudoomiye Cusub Doortay

Warsaxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka golaha wadatashiga gobolka sh/hoose. Marka hore waxa aynnu salaam diirani salaameynaa ummadda soomaaliyeed oo idil meel waliba oo ay joogaan gaar ahaan shacabka soomaaliyeed ee gobolka sh/hoose iyo Radio DANAN oo ah mid ka mid idaacadaha ugu caansan Soomaaliya lagana dhegeysto warar xaqiiqa ah sida ay u dhacayaan iyo […]

April 17th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com War deg deg ah:Haweneey lagu dilay magalada Muqdisho

Wararka naga soo garaya Dgmada dharkenley ayaa sheegaya in abaare lixdii subaxnimo ee saakay la dilay qof haweeney ah laba kalana lagu dhaawacay mel u dhaw Xaafadda Suuq yaraha ee Dagmada Dhankeyley. Gudoomiyaha Dagmada dhankeyley Cumar Meyre Macoow ayaa inoo xaqiijiyay in saakay uu dil halkaas ka dhacay inkastoo arintaas wax faah faahin intaas ka […]

April 17th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Ciidanka Amisom oo ka hadashay dad ay ku laayeen Shabelaha Hoose

Afhayeenka Amisom Col Joe Kibet oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in ay ka xunyihiin dhacdadii maanta ka dhacday inta u dhaxaysa deegaanka Buulo mareer iyo Gol-weyn oo ciidankooda rasaas ay ku fureen gaari ay la socdeen dad shacab ah kuna dhinteen afar ruux oo rayida. Afhayeenka ayaa ka hadlay qaabka […]

April 16th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Dhagayso Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay xaduuda

Maamulka puntland ayaa ciidamo dheeraad ah waxaa ay geeyeen deegaanka garacad oo hoos yimada degmada Jariiban ee gobolka Mudug. Saraakiil ka tirsan maamulka puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ciidamo dheeraad ah la geeyey deegaanka Garacad ee gobolka Mudug. Al-Shabaab ayaa horay u galay deegaanka Garacad ee gobolka mudug, waxaana la sheegay in […]

April 16th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Shirka Jowhar oo mooshin laga gudbiyay

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Mooshin ka keenay Shirka Maamul u sameynta ee ka socda Magaalada Jowhar ee Xarun Goboleedka Shabellaha Dhexe. Xildhibaanadaan oo sheegay tiro ahaan in ay yihiin 40 Mudane ayaa Mooshinka waxaa ay ku dalbanayaan in la joojiyo Shirka Maamul u sameynta Labada Gobol,waxaana ay sheegeen in Shirkaasi qaabka loo maray […]

April 16th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Amisom oo dhacdo xanuun badan ka geeysatay Shabelaha Hoose

Ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa la sheegay in ay afar qof oo rayid in ay ku dileen Buula mareer oo katirsan oo gobolka Shabeelaha Hoose. Ciidamada ayaa la sheegay in dadka kala dageen gaari ka dibna ay xabado ku fureen sida uu idaacadda Risaala u sheegay in mid ka mid ah dadka deegaanka. Dadka […]

April 16th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Madaxweynaha oo ka qeyb galay shir ka dhacay dalka Itoobiya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level Forum on Security in Africa). Shirkan ayaa waxyaabaha diiradda lagu saarayo waxaa ka mid ah waxqabadkii shantii sanno ee la soo dhaafey, xaaladda nabadgelyada iyo amniga ee Africa, doorka qaaradda […]

April 16th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Baarlamaanka Somaaliya oo ansixiyay waxyaabo muhiim ah

Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Heshiis u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga, heshiiskaasi oo ku saabsan wada shaqeynta dhanka Caafimaadka iyo aqoonta Caafimaadka ee Wasaaradaha caafimaadka Soomaaliya iyo Turkiga. Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Soomaaliya Xaawa Xasan Maxamed oo Baarlamaanka ka hor aqrisay qodobada heshiiska uu ka kooban yahay ayaa sheegtay in heshiiskaan uu muhiim […]

April 16th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Barmuudo.com Dhagayso Wasiirka arimaha gudaha oo fariin u diray madaxda Dalka

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dawlada federalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Xuseen Odowaa oo warbaahinta lahadley ayaa sheegay in loo bahaanyahay in la dadajiyo maamulka ay yelanayaan Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe si dhaqsi wax looga qabto abaaraha kajira goboladaas. Wasiir Odowaa ayaa sheegay in ay dowlada marwalba ka go’antahay sidii ay udhisi lahaayeen maamul ku yimaada […]

April 16th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented