Home » July 31st, 2016 Entries posted on “July, 2016”

Beesha Caalamka oo Cambaareysay Qaraxyadii………………….

Beesha Caalamka, Midowga Yurub iyo Dowladda Mareykanka ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxyadii maanta lagu weeraray xarunta dambi baarista ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. War Qoraal ah oo ay si wadajir ah u soo saareen Beesha Caalamka, Midowga Yurub iyo Dowladda Mareykanka ayay ku sheegeen in ay aad uga xun yihiin falalka qaraxyada noocaan ah oo ay caadeysteen Al-shabaab […]

July 31st, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

DEG DEG: Qarax ka Dhacay Muqdisho

barmuudo.com_Wararka inaga soo gaaraya Wadada Maka Al-mukarama gaar ahaan Isgoyska Dabka ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari ay saaran yihiin waxyaabaha Qarxa  uu ku qarxay Agagaarka Isgoyska Dabka. Gaariga ayaa Qarxay kadib markii ciidamada dowladda ay joojiyeen Gaariga Waxyaabaha Qarxa ay saarnaayeen si baaritaano loogu sameeyo, kadibna sidaasi halkaasi uu ugu qarxay Gaariga. Ilaa iyo […]

July 31st, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Daawo Sawirrada Weerarka CID-da Muqdisho

barmuudo.com halkan ka daawo xafiiska warqabdka muqdisho

July 31st, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Wasiirka Amniga: “12 Qof oo ay 7 Al-shabaab yihiin ayaa dhimatay”

Ugu yaraan 12 Qof ayaa ku dhimatay weerar maanta Rag hubeysan ay ku qaadeen Xarunta Danbi baarista ee Magaalada Muqdisho,halkaas oo ay waardiye ka hayeen Ciidanka Booliska ah. Kadib markii uu dhamaaday weerarka ayaa waxaa halkaasi booqday mas’uuliyiin ka tirsa Dowladda Soomaaliya,waxaana ka mid ahaa Wasiirka Amniga.C/Risaaq Max’ed Cumar,Taliyaha Nabad Sugidda,Gaafow iyo Taliyaha Booliska Xaamud. […]

July 31st, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyo Ka dhacay……………………..

Goobjoogayaal ayaa u  sheegay barmuudo.com  in 2 Qarax oo ismiidaamin ah ay ka dhaceen xarunta CID, ka dibna ciidanka dowladda ay toogteen kooxihii weerarka soo qaaday. Wararka ayaa sheegaya in 2 Qarax ay ka dhaceen irida hore ee xarunta danbi baarista , Qaraxyada ayaa la sheegay in ay ahaayeen ismiidaamin. Waxaa istaagay isku socodka Gaadiidka […]

July 31st, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Qarax maanta ka dhacay Xarunta CID ee magaalada muqdisho

Wara naga soo gaarayo  xarunta CID ee Igoyska  KM 4 magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaraxyo iyo raasaas toos ah laga maqlaayo xarunta CIDee magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Dad goob joogayaal ah ayaa barmuudo.com u sheegay in xrunta CID  lagu qaaday weerar toos . Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qasaaraha uu gaystay Qaraxaasi, […]

July 31st, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Golaha ammaanka ee Qarammada Midoobay oo………………………

Golaha ammaanka ee Qarammada Midoobay ayaa ansixiyay, qaraar oggolaanaya in ciidammo boolis ah oo shisheeye la geeyo dalka Burundi . Qaraarka ayaa shigaya in aan laga baaqsan karin ciidammo shisheeye oo la geeyo Burundi, waxaana golaha u gudbiyay dowladda dalka Faransiiska. Golaha ayaa illaa iyo hada ogoolaaday, in Burundi la geeyo ciidan boolis ah oo […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Ciidanka Dowladda iyo Maleeshiyaad ku Dagaalamay………………………

Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Maleeshiyaad Burcad ah oo la sheegay in ay Dadka dhacaan ayaa ku Dagaalamay Duleedka Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose. Iska hor imaad mudo Kooban soconayay ayaa halkaa ku dhexmaray Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyaadka Hubeysan. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa sheegay in Maleeshiyaadkaasi ay ka qabteen Mid kamid ah […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

Deeq Warsame Cilmi Deeq Gargareeto oo ah Musharax u taagan……………….

Deeq Warsame Cilmi Deeq Gargareeto oo ah Nin ka soo jeeda Gobolka Mudug si weyna looga yaqaano Gobolka Mudug gaar ahaan Degaanada Galmudug ayaa Gaalkacyo kala kulmay soo dhaweyn ku aadan in Bulshada Reer Gaalkacyo iyo Guud ahaan Bulshada Reer Galmudug ay u baahan yihiin Shaqsi nuuciisa oo kale ah. Mudane Deeq Warsame Cilmi Deeq Gargareeto […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka | Read More »

Deg Deg:-Sargaal Boolis ah oo Goor dhaw lagu dilay……………

Koox Hubeysan ayaa Goor dhaw Degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir ku dishay Allaha u Naxariistee Cali Cadoow Maxamuud oo ka tirsanaa Saraakiisha Hogaanka Gaadiidka Booliska Soomaaliya. Marxuun Cali Cadoow Maxamuud ayaa la sheegay in ay Dileen Koox Bastooladley ah,kuwaas oo dilka ka dib Goobta iskaga baxsaday, Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Goobta uu dilku ka dhacay […]

July 30th, 2016 | Posted in Wararka,Wararka Caalamka | Read More »

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented