| | 15 views

Daawo :-Gabar Soomali ah oo Xili Waliba Nin jini ah U Galmoodo oo Culimada Soomaliyed Weydiisay Sida Iska Celin Karto ?

Gabar Soomaliyed oo Aan Sheegi halka ay ku nooshahay ayaa sheegtay in uu u galmoodo NIn Jini ah islamarkaasin ay dareento xilliga uu u galmoonayo islamarkaasina hurdo lagu soo tuuro.

Gabadhaan oo Su’aalo weydiisay SH.Umal ayaa Sheegtay in Ninkeedii uu iloowsiiyay Jinkaasi Islamarkaasina waqti walba uu u yimaado xitaa hadii ay Suuqa ay Joogto ,

Sheekh Umul ayaa Gabadhaasi siiyay Jawaab la yaab leh waxaana uu Sheegay in ay dhacaan Falal Ceenkaan ah oo kale oo dhowr qof ay hadda ka hor weydiiyeen,

Hoos Ka Daawo Muuqaalka

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21523

Posted by on Jul 13 2016. Filed under Arimaha Bulshada, VIDEO, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented