| | 0 views

Deg Deg:-Sargaal Boolis ah oo Goor dhaw lagu dilay……………

BBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBBKoox Hubeysan ayaa Goor dhaw Degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir ku dishay Allaha u Naxariistee Cali Cadoow Maxamuud oo ka tirsanaa Saraakiisha Hogaanka Gaadiidka Booliska Soomaaliya.

Marxuun Cali Cadoow Maxamuud ayaa la sheegay in ay Dileen Koox Bastooladley ah,kuwaas oo dilka ka dib Goobta iskaga baxsaday,

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Goobta uu dilku ka dhacay Gaaray,iyadoo aysan jirin Cid ay u soo qabteen Falka Dilka ah.

Sidoo kale Saraakiisha Booliska Soomaaliya kama hadlin Dilka Sargaalka ka tirsanaa Hogaanka Gaadiidka Booliska Soomaaliya ee lagu dilay Magaalada Muqdisho

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21762

Posted by on Jul 30 2016. Filed under Wararka, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented