| | 1 views

DEG DEG: Qarax ka Dhacay Muqdisho

War-deg-deg-ah-1barmuudo.com_Wararka inaga soo gaaraya Wadada Maka Al-mukarama gaar ahaan Isgoyska Dabka ayaa waxa ay sheegayaan in Gaari ay saaran yihiin waxyaabaha Qarxa  uu ku qarxay Agagaarka Isgoyska Dabka.

Gaariga ayaa Qarxay kadib markii ciidamada dowladda ay joojiyeen Gaariga Waxyaabaha Qarxa ay saarnaayeen si baaritaano loogu sameeyo, kadibna sidaasi halkaasi uu ugu qarxay Gaariga.

Ilaa iyo lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxan goor dhow ka dhacay Wadada Dabka.

Short URL: http://barmuudo.com/?p=21788

Posted by on Jul 31 2016. Filed under Wararka, Wararka Caalamka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]

Recently Commented